Al-shabaab oo Afduub ka geysatay deegaan hoostaga gobolka Shabeellaha Dhexe

25
5133

Jimco, December, 28, 2018 (RBB NEWS) –Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Al-Shabaab shalay gubeen guryo ku yaalla tuulada Ceel Muluq oo u dhow degmada Cadalle, isla markaana ay kaxaysteen dad degaanka deggan.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Al-Shabaab ayaa dadka degaanka ku eedeeyey inay gacan siiyaan maleeshiyada la magac baxday Macawislayda ee iskood isku abaabulay si ay Al-Shabaab ula dagaalamaan.

Tallaabadaa ay qaadeen Al-shabaab kaddib waxaa deegaanka ka dhacay dagaal culus oo dhaxmaray maleeshiyaadka deegaanka iyo xoogagga Al-shabaab, sida uu warbaahinta u sheegay Axmed Xuurshoow oo ka mid ah dhalinyarradda Macawisleyda ee isku abaabulay in ay la dagaalamaan Al-shabaab.

‘’Marka ay falkaa sameeyeen kaddib ayaa ku soo baxnay halkaa dagaal culus ayaa nagu dhaxmaray, waxaan ka dilay 8 ruux oo ka tirsanaa xoogaggooda’’ ayuu yiri Xuurshoow.

Ma jiro wali wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Al-shabaab oo ka hadlaya dagaalka dhaxmaray iyaga iyo dadka deegaanka iyo eedeymaha loo jeediyay ee ah in ay gubeen guryo ay degenaayeen dad rayid ah.

25 COMMENTS

  1. topp design asics gel cumulus 19 l枚psko svart silver

    nike 尾蟻蔚蠁喂魏伪 伪胃位畏蟿喂魏伪 蟺伪蟺慰蠀蟿蟽喂伪 nike air max motion lw 渭蔚 渭蔚蟿伪尉蠅蟿蠈 floral 蠁蠈蟻蔚渭伪 畏 蔚纬魏蠀渭慰谓慰蠉蟽伪 pippa middleton 蟽蟿慰谓 蟽蟺喂蟿维魏喂 蟽魏蠉位慰蠀 蟺位伪蟽蟿喂魏蠈 渭蔚 蟻蠈未蔚蟼 ilse jacobsen damv盲ska i skinn billiga adidas essentials 3 4 sweat gr氓 byxor dam utlopp 魏伪位伪谓蟿味畏蟽 home…

  2. michael kors noir napa mk2058

    蟺位蠀谓蟿畏蟻喂伪 蟻慰蠀蠂蠅谓 samsung 蟿喂渭蔚蟽 蠁蠅蟿喂蟽蟿喂魏伪 魏位伪蟽蟽喂魏伪 蟺伪喂未喂魏蔚蟽 蟻慰渭蟺蔚蟽 纬喂伪 伪纬慰蟻喂伪 纬慰蠀谓喂谓慰 纬喂位蔚魏慰 伪纬慰蟻伪 colourful fish immagini colourful fish fotos stock alamy agm x2 smartphone rugged android 7.1 octa core 6gb ram ip68 1080p barra antiurto sw motech protez…

  3. kvetin谩膷 na z谩bradlie terakota

    d谩msk谩 elegantn铆 mikina pandora pr铆vesok klasick媒 kr铆啪 od pred谩vaj煤cej alexandrab74 v ponuke luxusn茅 p谩nske ko啪en茅 蟺位伪喂蟽喂慰 渭蔚蟿伪蠂蔚喂蟻喂蟽渭蔚谓伪 魏喂谓畏蟿伪 蠁慰蟻蔚渭伪蟿伪 伪蟺位伪 蠂蔚喂渭蠅谓喂伪蟿喂魏伪 渭伪魏蟻喂伪 尾伪渭尾伪魏蔚蟻伪 蠁慰蟻蔚渭伪蟿伪 vindjacka barn rea startpaket gravid hugo boss grand p…

  4. amazon 瀹跺叿宸ュ牬鐩磋博 銉熴儵銉间粯銇?銈广儶銉?銈枫儱銉笺偤銉溿儍銈偣 銉涖儻銈ゃ儓

    magazin certificat lego sun plaza bucuresti brick depot costum de carnaval scufita rosie infricosatoare emag toate produsele dezactivate marsupiu plus scaunel 2way 銉椼儸銉熴偄銉?銉偆銉炽儢銉笺儎 銉儑銈c兗銈?銈枫儳銉笺儓 銈广儙銉笺儢銉笺儎 闃叉按 uniqlo uniqlo 銈点儖銈裤儶銉笺偡銉с兗銉勩伄閫氳博 by 銇撱伨銈妔…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here