Al-shabaab Oo Sheegay in ay qabsaden Gaari Dagaal oo ay Amisom Leedahay.

660
6775

Khamiis 31 Janaayo 2019 (RBB News) – Dagaaliyahanadan Katirsan Alshabaab ayaa weerar dhabo gal ah waxa ay kuqaadeen gawaari dagaal oo ay leeyihiin Amisom Kuwaas oo marayay Deegaano Udhaw Duleedka Muqdisho.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay dagaal culus oo ka dhacay duleedka degaanka Jasiira in ay ku qabsadeen gaari nooca gaashaaman ka dib markii weerar dhabo gal ah ay kuqaadeen Waxaana Gawaarida Saarnaa Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Dowlada Somaliya.

War ay Al-shabaab baahiyeen ayay ku sheegeen in weerarkaasi ay ku dileyn ilaa Lix askari oo katirsan Ciidamada Dowlada Somaliya.

660 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here