Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Golaha Wasiirrada oo kulankoodii ugu horreeyay yeeshay

Sabti, October, 24, 2020 (RBB NEWS)-Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble oo shir guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee Golaha Xukuumadda ayaa Wasiirrada cusub faray in ay degdeg xilalkooda ula wareegaan si loo guda-galo howlaha shaqo ee hor yaala. Kulanka ayaan dhacay wax yar uun kaddib markii...

Turkiga oo awooddiisa milatari si lama filaan ah ugu hormariyay qalab uu ka helay UK

Dowladda Turkiga ayey u suuragashay inay qaab kale ku hesho diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn ee duqeymaha fuliya, kuwaasoo uu horay Mareykanka uga mamnuucay inuu ka iibiyo. Qaabka ay Ankara ku sameysatay diyaaradahan ayaa ah mid lama filaan ah kaddib markii ay ka faa'iideysteen tiknoolojiyad lagu...

Taliyihii Danab oo xilka laga qaaday iyo taliye cusub oo la magacaabay

MUQDISHO — Taliyihii guutada Danab ee ay tababareen ciidamada Maraykanka ayaa jagada laga beddelay, sida ay noo sheegeen ilo kala duwan. Taliyaha la beddelay ayaa lagu magacaabaa Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Macalin oo xilkaasi hayey muddo ka yar sannad. Ilaa haatan dawladda Soomaaliya rasmi ahaan uma shaacin...

18 ka mid ah Militariga Soomaaliya iyo taliyahooda oo weerar lagu dilay

AFGOOYE — Ugu yaraan 18 ka tirsan ciidanka milatatiga dawladda Soomaaliya ayaa lagu dilay weerar dhabbagal ah oo shalay galab ka dhacay duleedka degmada Afgooye. Ilo kala duwan ayaa noo sheegay in ciidanku ay ku jireen rondo ay ka sameynayeen nawaaxiga tuulada Bullalow markii weerarka lagu...

Amina Abdi Ali: Improving literacy among Somali women

Kismayo – Amina Abdi Ali started an adult literacy programme for women in the southern Somali city of Kismayo in 2016 with high hopes of making a difference in the lives of her fellow Jubalanders. But now, after five years and more than 450 beneficiaries from her reading, writing...

Factbox: Africa’s longest-ruling leaders

DAKAR (Reuters) - Guineans head to the polls on Sunday in a tense election in which octogenarian President Alpha Conde is seeking to extend his rule into a third term. If he stays on another six years, his term would still pale in comparison with...

Hooyo haysta saddex carruur ah oo lagu kufsaday laguna dilay magaalada Burco

Axad, October 11, 2020 (RBB NEWS) - Ugbaad Cali Cabdullaahi oo ahayd hooyo haystay saddex carruur ah sidoo kalena ahayd arday jaamacaddeed, ayaa xalay lagu kufsaday laguna dilay magaalada Burco, sida ay warbaahinta u sheegeen qoyskeeda. Marxuumada oo la weysanaa ayaa maydkeeda laga helay meel...

Kulankii Ugu Horeeyay” Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Iyo Ra”iisul Wasaare Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta taliska ciidanka Booliika Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay saraakiisha iyo hoggaanada taliska, isagoo ku boorriyay inay dardar-geliyaan howlaha lagu sugayo ammaanka guud Muqdisho iyo deegaannada kale ee dalka. Ra’iisul...

Latest article

Golaha Wasiirrada oo kulankoodii ugu horreeyay yeeshay

Sabti, October, 24, 2020 (RBB NEWS)-Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble oo shir guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee Golaha Xukuumadda ayaa Wasiirrada cusub faray in...

Turkiga oo awooddiisa milatari si lama filaan ah ugu hormariyay qalab uu ka helay...

Dowladda Turkiga ayey u suuragashay inay qaab kale ku hesho diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn ee duqeymaha fuliya, kuwaasoo uu horay Mareykanka uga mamnuucay inuu...