Home Authors Posts by RadioBanadir

RadioBanadir

Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka kaas oo looga hadlay sidii loo dar-dar gelin lahaa howlaha gurmadka ee lagu badbaadinayo dadka ay saameeyeen...

Ciidamada Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Askari Dilay Wiil Dhalinyaro Ah

Shalay gelinkii dambe ayaa askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda soomaaliya waxa uu dilay Wiil ka mid ahaa dhalinyarada Magalada Jowhar. Xilliga dilka uu dhacayey ayaa wiilka dhalinyarada ah waxa uu ku sugnaa goob hay,adda sandanada Cumaan ay ka qeybineysay raashin,balse6falkaasi dilka ahay u geystay,waxaa haatan...

UN envoy wishes Somalis a peaceful and joyous Ramadan

Mogadishu, 16 May 2018 – The UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Michael Keating, sends his warm greetings to all Somalis as the holy month of Ramadan begins. “On behalf of the entire United Nations family in Somalia, I extend best wishes for a peaceful holy month...

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS “Kiiska dacwadda Badda ee inaga dhexeeya Kenya, waxa uu inoo joogaa Maxkamadda caalamiga ah ee Hegue”

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuusan jirin wada xaajood ay Kenya kala yeelatay Dowladda Soomaaliya dacwadda Badda ee horay loo geeyey Maxkamadda caalamigaah ee Hegue. Amb; Cawad ayaa xaqiijiyey inaanu jirin wax wada hadal rasmi ah oo Kenya iyo Soomaaliya ay...

Gobalka Banaadir Oo Wali Ku Howlan Nadiifinta Wadooyinkii Biyaha ay Fariisteen

Magalada Muqdisho ayaa laba iyo tobankii Saacadood ee la soo dhaafay waxaa ka Socday roobab lixaad leh oo geystay dhimasho dhaawac iyo qasaare hantiyeed saacadihii la soo dhaafay, ayadoo taasi ay sii dheertahay wadooyinka qaarkood oo ay biyo fariisteen. Maamulka Gobolka Banaadir oo had iyo...

Muwaadin Soomaali Oo Maanta La Soo Taagay Maxkamad Ku Taalla Dalka Jarmalka

Dacwad=oogayaasha Federalka Jarmalka waxay maanta dacwad ku soo oogeen Nin Soomaali ah oo magaciisa lagu soo koobay  C/qaadir kaasi oo lagu soo oogay inuu xubin ka ahaa Alshabaab Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay in Eedeysanaha oo 20-jir ah uu ka dhoofay Jarmalka, kuna biiray Alshabaab, isagoo...

RW Soomaaliya Oo Shuruud Ku Xiray Bixinta Lacag Loogu Tala Galay Dhameystirka Dastuurka Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo ka hadlayay dhameystirka dastuurka dalka ayaa sheegay in Dastuurka oo dhameystiran laga doonayo in looga tago Jiilka hadda soo koraayo oo u ula jeedo dhalinayarada Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhameystirka Dastuurka dalka ku...

Madaxweynaha Turkiga Oo Sheegay Inuu Hadafkoodu Yahay Deganaanshaha Somalia

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey Kulanka Sannadlaha ee lagu xoojinayo xiriirka dalalka Turkiga iyo Britain oo ka dhacay magaalladda London Madaxweyne Erdogan waxa uu sheegay in Ammaanka Gobalka Europe iyo Atlantic muhiim u yahay dalkiisa, wuxuuna intaasi ku...

Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Amiirka Dalka Qatar Oo Kulan Yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani. Madaxweyne Farmaajo iyo Sheekh Tamiim ayaa si wadajir ah salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka...

Somali FA president awarded for Historic Football Achievement

The president of the Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abdullahi Mohamed, presented the Historic Football Achievement Award to Somali Football Federation (SFF) president, Abdiqani Said Arab, after recently Somalia reached its first ever CECAFA event final. SFF president also gained a full presidential praise...

Latest article

Regional minister shot dead in southern Somalia

Friday September 18, 2020 "Nur Hashi Warsame was shot several times and later succumbed to his wounds in a hospital Somalia — Nur Hashi Warsame, minister for religious and...

Police nab four suspects in rape and murder of teenager

Wednesday September 16, 2020 (RBB NEWS) - MOGADISHU" A 24-year-old man suspected to have been involved in the rape and murder of a 19-year-old woman in...

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya oo wasakh ku tilmaamay sharciga Galmada

Isniin, September 14, 2020 (RBB NEWS) -Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa wasakh ku tilmaamay sharciga galmada ee horyaala...