Ayman Al-Zawahiri oo soo diray farriin xasaasi ah oo ku saabsan dalka Somalia

217
15233

Muqdisho (RBB) – Mu’asasada As-Saxaab oo ah garabka warbaahineed ee Ururka Al-Qaacida ayaa baahisay hadal la daawan karo muddo 32 daqiiqo ah oo uu sheekh Aymen Al Dawaahiri kaga hadlayo taariikhda dagaalka soo jireenka ee illaa hadda ka taagan bariga qaaradda Africa.

Hadalkaan oo qeyb ka ah taxanaha loogu magac daray Al-Rabiic Al-Islaami ama “Gu’ga Islaamiga” oo uu inta badan kaga hadlo muhiimadda midnimada Muslimiinta, taariikhda iyo xaaladaha ay ku sugan yihiin Ururuda hoos tago Al-Qaacidda.

Qeybtaan wuxuu Dawaarihi kaga hadlay Loolana ka socda Qaaradda Africa ee leh taariikh siraac oo soo jireen ahaa tan iyo soo bixitaankii islaamka.

Xalqadan waxaa cinwaan looga dhigay “Bariga Afrika Dhufeyska Koonfureed Islaamka”.

Sheekh Aymen Al Dawaahiri ayaa bogaaday dagaalka ay Shabaab kula jiraan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Dawaarihi ayaa Al-Shabaab ku amaanay inay Geeska Africa difaac u yihiin isla markaasna ay tahay in lala garab galo sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu dadka ku nool Geeska Africa ugu baaqay inay dhammaantood kamid noqdaan Ururka Al-Shabaab oo qaraxyo iyo dilal ka geysto gudaha Soomaaliya iyo wadamada qaar ee dariska la ah.

Hadalkaaan ayaa kusoo aadayo xilli ururka Al-Shabaab ay cadaadis xoog leh la kulmayeen sanadihii dambe, wuxuuna caadiska isugu jiray mid dhaqaale iyo mid khilaaf oo dhexdooda ka dilaacay.

217 COMMENTS

  1. I am just writing to make you know of the great discovery our daughter found browsing your web site. She mastered so many things, most notably what it is like to possess an awesome helping spirit to make the others quite simply learn specified hard to do matters. You actually exceeded my expectations. Many thanks for providing the great, safe, informative and in addition fun tips on your topic to Lizeth.

  2. A nice post. My partner and I particularly had trouble understanding some points you mentioned in your write-up. I later realized what you were saying after I had understood some of your linked posts on this site. Important things have changed greatly together with the advent of internet, online community, and mobile phone SMSing. Thanks for getting the whole thing to my personal understanding.

  3. Pretty nice post. I just stumbled upon your blog and wanted to mention that I’ve truly enjoyed surfing around your blog posts. After all I’ll be subscribing to your feed and I am hoping you write once more soon!

  4. I would also like to add that if you do not surely have an insurance policy or perhaps you do not participate in any group insurance, you could well benefit from seeking the assistance of a health insurance professional. Self-employed or people with medical conditions usually seek the help of the health insurance specialist. Thanks for your writing.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here