Baarlamaanka Yurub : Sacuudiga Iyo Imaaraadka Waxaa Ay Soomaaliya Ku Ciqaabeen Mowqifkeeda Dhex-dhexaadka

12
2705
Opening the debate on BREXIT

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa la sheegayaa in todobaadkan ay qaraar ka soo saareen arrimaha Soomaaliya iyaga oo Riyadh  iyo Abu-dhabi  ku cambaareeyay sida ay ula dhaqmaan Muqdisho

Baarlamaanka midowga Yurub ayaa dalka Imaaraadka ku dhaleeceeyay in Soomaaliya uga aargoosanayaan  mowqifka dhex dhexaadnimada ah ee ay ka qaadatay xiisadda Khaliijka.

Baarlamaankan fadhigiisu yahay Belgium-ka ayaa qaraar uu arbacadii meel-mariyay ku sheegay in Soomaaliya weli mowqifkeedu yahay dhex-dhexaad balse taas badalkeeda ay Imaaraadka iyo Sacuudiga joojiyeen lacagtii lagu kabayey miisaaniyadda.

Baarlamaanka Yurub ayaa Imaaraadka ku booriyay“Dalka Imaaraadka inuu joojiyo, howlaha lagu qal-qal gelinayo xasiloonida Soomaaliya, lana ixstiraamo qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed”.

RBB News

12 COMMENTS

  1. wonderful post, very informative. I wonder why the other experts of this sector don’t notice this. You must continue your writing. I’m sure, you have a great readers’ base already!

  2. I was just searching for this information for a while. After 6 hours of continuous Googleing, finally I got it in your web site. I wonder what is the lack of Google strategy that do not rank this type of informative websites in top of the list. Normally the top web sites are full of garbage.

  3. After looking into a number of the blog posts on your blog, I seriously appreciate your technique of writing a blog. I saved it to my bookmark website list and will be checking back in the near future. Take a look at my website as well and tell me how you feel.

  4. Oh my goodness! Impressive article dude! Many thanks, However I am experiencing difficulties with your RSS. I don’t understand why I am unable to join it. Is there anybody else getting similar RSS problems? Anyone who knows the solution can you kindly respond? Thanks.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here