Banaanbax Looga Soo Horjeedo Kufsi Loo Geystay Gabar Yar Oo Ka Socda Magaalada Dhuusamareeb

3112
29615

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBB NEWS) – Wararka naga soo gaaraya Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socdo banaanbax looga soo horjeedo kufsi la sheegay in uu ka dhacay tuulo hoostagta degmada Guriceel.

Qaar ka mid ah Shacabka Magalada Dhuusamareeb iyo ardayda waxka barata iskuulada Magaaladaas ayaa dhigaya banaanbaxa,waxana ay dalbanayaan in cadaalada lahor-keno dadkii ka dambeeyay kufsigaas.

In kastoo weli cadeyn rasmi ah la keenin oo muujineysa kufsi wadareed la sheegay in tuulo hoostagta degmada Guriceel loogu geystay Gabar yar ayaa hadana dadka banaanbaxa dhigaya ay sheegayaan inay aad uga xun yihiin.

Maamulka degmada Guriceel yo laamaha maniga Galmudug weli sirasmi ah ugama hadlin kufsigaas sidaweyn Baraha bulshada loogu faafiyay ee la sheegay in Gabadha yar tiro rag ah ay u geysteen.

3112 COMMENTS

  1. My spouse and I stumbled over here by a different web page and thought I may as well check things out.

    I like what I see so i am just following you.

    Look forward to looking over your web page repeatedly.

  2. Excellent post. Keep posting such kind of info on your site.

    Im really impressed by it.
    Hi there, You have done a fantastic job.
    I’ll certainly digg it and personally recommend to my friends.
    I am sure they will be benefited from this website.

  3. I loved as much as you’ll receive carrried out right here.
    The sketch is tasteful, your authored material stylish.
    nonetheless, you command get bought an edginess over that you wish be
    delivering the following. unwell unquestionably come further
    formerly aagain since exactly the same nearly a lot often inside case you shield this increase.

    website

  4. Hi there! This post could not be written any better! Looking at this post reminds
    me of my previous roommate! He always kept preaching about
    this. I most certainly will send this post to him. Fairly
    certain he’s going to have a good read. Thank you for sharing!

    Look at my web page :: Cách làm há cảo

  5. I like the helpful info you provide in your articles.

    I will bookmark your weblog and check again here frequently.
    I’m quite sure I’ll learn plenty of new stuff right here!
    Best of luck for the next!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here