Barkacayaal gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug

13
4505

Jicmo, July, 06, 2018 (RBB) – Wararka ka imanaya degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay halkaa gaareen dad ka barakacay dagaalo labadii maalmood ee la soo dhaafay qeybo ka mid ah gobolka ku dhaxmarayay xoolo dhaqato iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab.

Maamulka degmada Hobyo ayaa sheegay in ku dhawaad 100 ruux in saacaddihii lasoo dhaafay ay gaareen degmada Hobyo, kuwaa soo kasoo cararay deegaanka Caad.

Dagaalka oo u dhaxeeya Al-shabaab iyo dadka deegaanka ayaa xoogeystay, waxaana dadka degaanka iyo Al-shabaab ay wali ku dagaallamayaan degaankaasi.

Saacaddihii l asoo dhaafay ayaa waxaa dhacay dagaallo culus, iyadoona dadka degaanka ay ku guuleysteen in ay Shabaab ka qabsadaan degaanadii lagu dagaallamay.

Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka kasoo barakacay dagaallada ka socda degaanka Caad ee Koonfurta Gobolka Mudug.

13 COMMENTS

  1. An impressive share! I have just forwarded this onto a co-worker who had been conducting a little research on this. And he actually bought me lunch simply because I discovered it for him… lol. So let me reword this…. Thanks for the meal!! But yeah, thanks for spending some time to discuss this issue here on your site.

  2. You are so awesome! I don’t suppose I have read something like this before. So great to find somebody with a few unique thoughts on this issue. Seriously.. thank you for starting this up. This website is something that’s needed on the internet, someone with some originality!

  3. Thanks for your marvelous posting! I definitely enjoyed reading it, you can be a great author.I will always bookmark your blog and will often come back at some point. I want to encourage yourself to continue your great writing, have a nice holiday weekend!

  4. Hello, i read your blog from time to time and i own a similar one and i was just curious if you get a lot of spam comments? If so how do you reduce it, any plugin or anything you can recommend? I get so much lately it’s driving me mad so any assistance is very much appreciated.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here