Booliska Soomaaliya oo 4 Ruux u Xirey Dilka Deeqo Daahir oo 9 Jir Arday ahayd

19
4908
Arbaco, September, 19, 2018 (RBB NEWS) –Booliska Soomaaliya ayaa afar ruux u xirey dilka gabar yar oo ardayad ahayd, oo Talaaladii u geeryootay rasaas uu furey askari ka tirsan ciidanka dowladda.

Dilkan waxaa si weyn u cambaareeyay bulshada Soomaaliyeed, iyadoo baraha bulshada lugu baahiyay farrimo lugu dalbanayo si dhaqso ah dowladda inay tallaabo uga qaado cidii ka dambeysay dilka Deeqo Daahir Cali oo sagaal sanno jir ahayd,islamarkaana dhiganeysay Iskuulka Hoyga Xamar ee magaaladda Muqdisho.

“Shalay maanta maahan, waxbaan dilayaa waan cararayaa ma soconeyso, waxaan soo qabanay Afar qof oo ku eedeysan dambigaasi, waxaana dooneynaa in aan maxkamad hortaagno, marnaba uma dulqaadaneyno in qori lagu gaday canshuurta shacabka lagu laayo Ummadda Soomaaliyeed, Insha allah kuwii falkaan geeystay waa laga jeeseynayaa  dambiga ay galeyn.” ayuu yiri Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas,Bashiir Cabdi Maxamed oo warbaahinta la hadlay.

Faahfaahin kama uusan bixin taliyaha booliska dadka loo soo xirey dilka gabadha yar,balse wuxuu xaqiijiyay si dhaqso ah in maxkamad loo soo taagi doono, laamaha amnigana ay ka go’antahay sidii ay cadaalad u heli lahayd Deeqo iyo dhammaan muwaadiniinta kale ee Soomaaliyeed.

19 COMMENTS

  1. Thanks for some other excellent post. Where else may anyone get that kind of info in such an ideal method of writing? I have a presentation subsequent week, and I’m on the look for such info.

  2. I like what you guys are up too. Such clever work and reporting! Keep up the excellent works guys I’ve incorporated you guys to my blogroll. I think it’ll improve the value of my site 🙂

  3. An additional issue is really that video gaming became one of the all-time greatest forms of fun for people of various age groups. Kids have fun with video games, and also adults do, too. Your XBox 360 is just about the favorite video games systems for those who love to have a lot of video games available to them, and also who like to experiment with live with some others all over the world. Thank you for sharing your opinions.

  4. I’ve learn several good stuff here. Definitely value bookmarking for revisiting. I surprise how a lot attempt you put to make this sort of great informative website.

  5. I loved up to you will receive performed right here. The caricature is attractive, your authored material stylish. however, you command get bought an shakiness over that you wish be handing over the following. ill unquestionably come more in the past again as exactly the similar just about very regularly inside of case you shield this hike.

  6. My programmer is trying to persuade me to move to .net from PHP. I have always disliked the idea because of the costs. But he’s tryiong none the less. I’ve been using WordPress on various websites for about a year and am concerned about switching to another platform. I have heard very good things about blogengine.net. Is there a way I can import all my wordpress posts into it? Any help would be greatly appreciated!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here