Boondheere iyo Howl-Wadaag oo usoo gudbay wareegga 8-da tartanka kubadda cagta D.G.B 2018+Sawiro

7886
99587

Muqdisho (RBB NEWS) –Degmooyinka Boondheere iyo Howl-wadaag ayaa xaqiijiyay booskooda wareeg-da 8-da tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir  kadib markii ay guulo ka gaareen degmooyinka Kaaraan iyo Deyniile.

Kulanka   boondheere iyo Kaaraan  oo ka dhacay  garaoonka Banaadir waxaa daawashadiisa kasoo qayb gayb galay,  Ra’iisul wasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre, Wasiirka Wasaarada dhallinyarda iyo Isboortiga   Khadiijo Maxamed Diiriyie, Masuuliyiinta Gobolka Banaadir,  Madaxda xiriirkakubadda cagta iyo   taageerayaasha labada degmo oo si wayn usoo camiray garoonka.

Labada koox   ayaa garoonka kusoo bandhigay ciyaar  aad usoo jiidatay madaxda iyo dadwaynihi  garoonka ku sugnaa, waxaan daqiiqadi 10 hogaanka ciyaarta la wareegtay   Boondheere waxaana u saxiixay  laacibka No-12 oo daqiiqadi 10-aad  dhaliyay.

Kaaraan oo   ku gacan saraysay gacan ku hanta kubadda iyo weerarkaba ayaa  soo barbaraysay daqiiqadi 59 ee ciyaarta waxaana  u dhaliyay laacibna No-17 Cabdinaasir  Aways Cabdi, waxaana waqtigii    loogu talo galay ay ciyaarta kusoo idlaatay 1-1.

Sida uu sharciga qabo waxaa  loo tuuray  bandhiyoo nasiib lagu kala saarayo maadaama ay Howl-wadaag  2-0 uga adkaatay Deyniile isla markaana  5 dhibcood  kaalinta koowaad ugu soo baxday kaaraan iyo Boondheere ay ku dhamaysteen  min 3 dhibcood qaybkastana ka simman, waxaan nasiibka saaciday Boondheere oo sidaa ugu gudubtay  wareegga rubuc-dhammaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka.

Degmooyinka  Howl-wadaag  iyo Boondheere ayaa ku biiraya  Shibis iyo Waaberi oo horay booskooda u xaqiijiyay , waxaana  wali harsan afarti degmo ee kusoo biiri lahaa.

Kulamada maanta iyo garoomada ay ka dhacayaan:

Grpup B:  Shibis oo horay u xaqiiqisyay ayaa   Garoonka Banaadir kusoo dhawaynaysa  Hodon oo 4 dhibdoo leh,  halka warta Nabadda oo 1 dhibic sidata ay  garaoonka Jaamacadaha kula ciyaari doonto Xamar Jajab oo tartanka siaga hartay.

7886 COMMENTS

  1. Hi, I do think this is an excellent web site. I stumbledupon it ;
    ) I may return yet again since I saved as a favorite it.
    Money and freedom is the greatest way to change, may you be rich and continue to help others.

  2. NICE POST……………. I am a regular visitor to your site and thank you for taking the time to maintain a great site. I will be a regular visitor for a long time. The Indian government has invented the indian visa which permits travel authorization for a specific time with the valid requirements or simple online process. Make your trip memorable by applying for a visa.

  3. Today, I went to the beach front with my children. I found
    a sea shell and gave it to my 4 year old
    daughter and said “You can hear the ocean if you put this to your ear.” She placed the shell to her ear and screamed.
    There was a hermit crab inside and it pinched her ear.

    She never wants to go back! LoL I know this is completely off topic but
    I had to tell someone!

  4. What’s Happening i am new to this, I stumbled upon this I’ve discovered It
    absolutely helpful and it has aided me out loads. I hope to
    give a contribution & aid other customers like its
    helped me. Great job.

  5. Hi, i believe that i noticed you visited my site so i got here to go
    back the favor?.I’m trying to find issues to improve my web site!I assume its good enough
    to make use of some of your ideas!!

  6. My brother suggested I may like this blog. He used
    to be totally right. This post truly made my day.

    You can not imagine simply how much time I had spent for this
    information! Thanks!

  7. We’re a group of volunteers and opening a new scheme in our community.
    Your site offered us with valuable information to work on. You have done a formidable job and our whole community will be thankful to you.

  8. I just like the helpful information you supply to your articles.
    I will bookmark your weblog and test once more here regularly.

    I’m fairly sure I’ll be told lots of new stuff proper right here!
    Best of luck for the next!

  9. Do you mind if I quote a couple of your articles
    as long as I provide credit and sources back to your webpage?

    My blog site is in the very same niche as yours and my visitors would certainly benefit from some of the information you
    provide here. Please let me know if this alright with you.

    Regards!

  10. I am curious to find out what blog platform you are utilizing?
    I’m having some small security issues with my latest website and I would like to
    find something more safeguarded. Do you have any recommendations?

  11. It’s perfect time to make some plans for the future and it is time to be happy.
    I have read this post and if I could I desire to suggest
    you some interesting things or tips. Maybe you could write next
    articles referring to this article. I want to read even more things about it!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here