C/raxmaan C/shakuur “Waxaa la is hor-taagay baroor diiqdii Xisbiga Wadajir ku xusi lahaa dadkii lagu laayay weerarkii 17 December”

14
12574

17/12/2018 ( RBB NEWS) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay tallaabadii maanta Ciidamada ammaanka ay ku hor-istaageen in Xisbigiisa uu qabto munaasabad baroor diiq ah oo ku aadan sanad-guuradii koowaad ee ka soo wareegatay markii la weeraray Gurigiisa, laguna dilay qaar ka mid ah Ilaaladiisa iyo darawalkiisa.

Saaka waabarigii ayaa Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ay xireen waddooyinka magaalada, sidoo kale waxaa gawaarida gaashaaman lagu hor-geeyay Hotelka la qorsheynayay in lagu qabto munaasabadda baroor diiqda ah.

C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay inay layaab ku aheyd in dowladda Soomaaliya ay maanta jid walba xirtay, si loo joojiyo munaasabadda baroor diiqda iyo xuska 17 December ee Xisbiga qaban lahaa.

Waxaa uu farriin iyo digniin u diray dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in cabsida dowladda ka heyso xisbiga iyo Hoggaanka Wadajir ay tahay taageerada shacabka ee uu Xisbigiisa heysto, waxaana madaxda dowladda uu ku eedeeyay inay sidii dhalinyaro oo kale u dhaqmayaan oo tala ka bood ah.

14 COMMENTS

  1. kfz versicherungsrechner test

    casa di sposa vestiti donna 2016 2017 mantelle da taglio per parrucchiere trolley carpisa offerte eminflex materassi promozione televisiva philips rasierer s9 abendmode der 20er led streifen shop ragwear kleid sommer haarentfernung per lichtimpuls schr…

  2. где в харькове можно купить резинку для фитнеса
    резинка для ног фитнес дешево
    фитнес резинки для начинающих
    olx фітнес резинки
    финтес резника
    резинка для фитнеса купить

    My blog post: фитнес резинка для растяжки (https://project1009827.turbo.site/)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here