Cabdi Maxmuud Cumar oo iska Casilay Xilkii Madaxweynaha Dowlad Deegaanka ETHIOPIA

28
4343

Isniin, August, 06, 2018 (RBB)– Wararka ka imanaya magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida #ETHIOPIA ayaa sheegaya in uu xilkii iska casilay madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida ETHIOPIA Cabdi Maxamuud Cumar.

Is-casilaada madaxweynaha ayaa ku timid cadaadis uga yimid madaxweynaha golaha deegaanka iyo odayaasha kaddib qalalaasihii ugu danbeeyay ee ka dhacay qeybo ka mid ah dowlad deegaanka #ETHIOPIA.

Xilka madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida ETHIOPIA ayaa si KMG loogu wareejiyay Wasiirka Maaliyada Axmed Maxamed Cabdi Ilkacase.

Todobaadyadii ugu danbeeyayba waxaa soo baxayay khilaaf xoog leh oo soo kala dhaxgalay dowlad deegaanka Soomaalida iyo dowladda dhexe, waana tan loo maleynayo in ugu danbeyntii keentay in  ciidmadu fara-galiyaan Ismaamul deeganka.

Lama oga waxa is cislaada Cabdi Maxamuud Cumar ka badali doonto xaalada deegaanka oo maalmihii ugu danbeeyayba kacsaneyd.

28 COMMENTS

  1. Hello, I think your site might be having browser compatibility issues.
    When I look at your blog in Opera, it looks fine but when opening in Internet Explorer, it has some overlapping.
    I just wanted to give you a quick heads up! Other then that, excellent blog!

  2. That is very interesting, You are an overly professional blogger.
    I have joined your feed and look forward to in the hunt for extra of your wonderful post.
    Also, I’ve shared your website in my social networks

  3. Hi! I could have sworn I’ve visited this blog before but after going through a few
    of the articles I realized it’s new to me. Anyways, I’m certainly happy I found it and I’ll be book-marking it and checking back frequently!

  4. This is the right site for anyone who really wants to find out about this topic.
    You understand a whole lot its almost tough
    to argue with you (not that I actually will need
    to…HaHa). You certainly put a new spin on a subject
    which has been written about for ages. Wonderful stuff,
    just wonderful!

  5. What’s up to every body, it’s my first pay a visit of this web site;
    this weblog consists of amazing and really excellent information designed for readers.

  6. Hi there are using WordPress for your blog platform? I’m new to the blog world but
    I’m trying to get started and create my own. Do you require any coding
    expertise to make your own blog? Any help would be
    really appreciated!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here