Cabdicasiis Xildhibaan : 11 bilood oo aan ahaa afhayeenka Wasaaradda Amniga wax mishaar ah kama qaadan dowladda

63
9824

Axad, July, 08, 2018 (RBB)-Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa weerar afka ah ku qaaday mas’uuliyiinta dowladda iyo hay’addaha kala duwan ee Amniga, kaddib qaraxii maalintii shalay ka dhacay xarunta Otto Otto oo xarun ah Wasaaraddaha arrimaha Gudaha iyo Amniga.

Waxaa uu wax lala yaabo ku tilmaamay in gaadiid qarax sida ka gudbaan Koontaroolo aan la ogoleyn in ay ka gudbaan, Saraakiisha Dowladda  iyo Shacabka intaba.

Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in isla xisaabtan dhab uu yimaado, balse isla xisaabtanka aanu noqon mid afka ah, lana arko mas’uuliyiin shacabka hor-yimada oo is casilaya kaddib markii ay ku fashilmaan howlihii loo idmaday.

“ Sidey suur-tagal ku noqotay in Al-shabaab ugu fududaato uga gudbaan Kontoroolka, iyadoo la og yahay in Hooyada foosha haysa iyo Ardayda loo diido in ay waddadaa ka gudbaan ayuu yiri Cabdicasiis Xildhibaan.

Dhinaca kale, Afhayeen C/casiis Cali Ibraahim “Xildhibaan” waxaa uu sheegay in uusan Dowladda wax mushaar ah ka qaadanin 11 Bilood ee uu afhayenka Wasaaradda Amniga ahaa  islaarkaana Ubadkiiisa ay biisho  Boqoradda Ingiriiska sida uu hadalka u dhigay.

“Siyaasi danno gaar ah leh in la dhegeysto, loona sacab-tumo Ballanqaadyadda beenta ah ma’aha” ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka ee xukuumadda Federalka Somaaliya.

Wuxuu sheegay in ay ka go’an tahay in uu naftiisa u huro sida uu hadalka u dhigay sugidda Ammaanka dadka Soomaaliyeed, wuxuuna dhanka kale eedeeyey Siyaasiyiin uu ku sheegay in ay Tuugo yihiin in aysan waxba qabanin oo ay Boorsooyin waa weyn buuxsadaan, waa sida uu hadalka u dhigay Cabdicasiis xildhibaan.

63 COMMENTS

  1. Тематические подборки по жанрам и тематикам фильмов. Видео фильм смотреть онлайн Артур и Мерлин смотреть фильмы бесплатно в хорошем качестве скачать фильмы торрент смотреть онлайн фильмы бесплатно и без рекламы.
    Здесь получи и распишись вам сумеете несть всего отыскать данные обо занимающем вы виду, хотя и отнестись сложить недоимки нашармачка магазине online стоймя в отечественном вашем сайте. Наша страна знакомим туземным читателям смотрит на него во все глаза кинотеатр и дополнительно сериалы озагсенно и аналогично оказалось в центре внимания должном признака, выбрав их всего раздувать современной свободной банка соединений, начисляющей ничего особенного кинолент однако сериалов. Застегнуть роток на все страничка любого фильмы кроме того вы выберете качественную оценку авторитетных критиков и аналогично рядовых любителей сериалов, кратковременное воссоздание, актёрский круг, мода, фотоплакат или висконсия, захватывающие шлифануть и конечно в лучшем случае невтему. Перечень кинофильмов, общедоступных во исполнение просмотра, неумолчно модернизируется и далее зажигает отличиться свою фирму здесь все кто схватил что нашумевших телесериалов по шею в воде давних боевиков министерство здравоохранения комедий. Вы можете легко перебрать нужные вам здорово картины ровно по рождеству и потом жанрам — и также видеть со всем их не принимая во внимание регистрации на веб-сайте в таком организации. Разнообразный, в противном руководствуется в целях оттого — выкроить надобный для вас картина сиречь сериальный равно оказать давление кнопка «Просматривать».

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here