Canada oo magan-galyo siisay haweeney da’yar u dhalatay dalka Saudi Arabia

15
7101

Sabti, Janaayo, 12, 2019 (RBB NEWS) – Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in dowladda Canada aqbasha in ay magan-galyo siiso Raxaf Maxamed al-Qunun taasoo loo aqoonsaday in ay Qaxooti tahay kaddib markii ay ka soo baxsatay reerkeeda.

Raxaf Maxamed al-Qunun, oo ah 18-jir ayaa Isniintii diidday in ay raacdo diyaarad ka kicitimi laheyd Bangkok oo tegi laheyd Kuwayt, waxa ayna isku soo xirtay qol ay ka deganayd hoteel ku yaal garoonka diyaaradaha oo u kiraysnaa.

Waxaa ay sheegtay inay isaga baxday diinta Islaamka, taas oo ciqaabteeda gudaha Sucuudi Carabiya ay tahay dil.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa waxa ay sheegtay in gabadhiisa ay tahay qaxooti dhab ah.

Saraakiisha socdaalka ee Thailand ayaa bilowgii hore sheegay in gabadhaasi ay tahay inay dib ugu laabato Kuwayt, halkaas oo ay qoyskeeda ku sugayaan.

Kaddib waxa ay baraha bulshada ka bilowday olole, waxa ay barta Twitterka si toos ah u soo dhigaysay farriimo ay kaga hadlayso kiiskeeda sidoo kalana ay ku soo jiidanayso indhaha caalamka.

Caadiyan dowladaha ayaa qofka u aqoonsada inuu qaxooti yahay hasayeeshee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sidoo kale qofka siin karta heerka qaxootinimada “waa marka aanan qofka la siin ama laga cagajiido heerkiisa qaxootinimada”, sida lagu sheegay barta internetka ay hay’addaasi ku leedahay.

15 COMMENTS

  1. Hello there! This article couldn’t be written much better! Reading through this article reminds me of my previous roommate! He constantly kept preaching about this. I will send this information to him. Pretty sure he’s going to have a good read. Thanks for sharing!

  2. Sonia Randhawa

    […]we like to honor many other online websites on the web, even if they aren’t linked to us, by linking to them. Below are some webpages worth checking out[…]

  3. Hi there! I could have sworn I’ve been to this blog before but after going through some of the articles I realized it’s new to me. Nonetheless, I’m certainly delighted I stumbled upon it and I’ll be book-marking it and checking back frequently!

  4. I’d like to thank you for the efforts you have put in writing this website. I’m hoping to check out the same high-grade blog posts by you later on as well. In truth, your creative writing abilities has motivated me to get my own blog now 😉

  5. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here