Caruur Ugu Geeriyootay Cudurka Jadeecada Sh/Dhexe

18
5010

Inta la xaqiijiyay saddex caruur ah ayaa ugu geeriyootay cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Raage-ceyle ee gobolka Sh/dhexe, waxaana ay wararka sheegayaan in xanuunkan ay hadda la il daranyihiin caruur tiradooda ay gaareyso 30.

Caruurta la il daran Jadeecada ayaa ku sugan deegaannada hoos yimaada degmada Raage-ceyle, kuwaasi oo uu ka dilaacay cudurkan malan xarumo caafimaad oo lagu baxnaaniyo caruurta ay soo ridatay Jadeecada sida uu Goobjoog News uu u sheegay Cumar Cali oo ah guddoomiyaha degmada Raage-ceyle.

“Ilaa iyo hadda waxaa u geeriyooday xanuunkan Caruur gaareysa ilaa Saddex tiro intaas ka bandanna waa ay la jiifaan mana heystaan wax daryeel ah, deegaannadan malahan xarumo caafimaad waxay u baahanyihiin in laga soo gaaro dadkan”.

Afartii maalmood ee la soo dhaafay waxaa uu xanuunkan si isdaba joog ah u soo ridanayay caruur aad u tiro badan kuwaas oo hadda la sheegayo in 30 qof ay kor u dhaafayaan kuwa xanuunka la il daran.

RBB News

18 COMMENTS

  1. diffusore da viaggio

    carattere del golden retriever tris x neonati rasatura a secco libro dieta cani cuscino 50 x 60 echo dot come cassa bluetooth scarpe grunland primavera estate 2019 signora prada articoli per animali domestici ikea lavagna magica fisher price tipi cavo…

  2. soccx portemonnaie

    libretto foto cuffie in ear beats abbigliamento da neve guess uomo online borse love moschino 2018 berretti personalizzati ricamo tee shirt enfant fluo veste par dessus homme

  3. coque sony xperia 5

    heine tagesdecke leder poloshirt royalblau vestito sposa vintage pantaloni corsa donna applique parete interno ralph lauren polo rosa stylight m眉nchen adidas jogginghose damen rosa gabor schuhe 2017 g眉nstige marken sneaker damen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here