CODEYNTII Ballon d’Or oo Messi iyo Maxamed Saalax dartood loo joojiyay….(SABABTA?)

(Europe) 11 Okt 2018. (RBB SPORT) – Waxaa dhawaan la soo saaray 30-ka Musharax ee ku tartamaya sanadkan abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee...

Inter Milan oo si cad isaga diiday in ay u dhaqaaqi...

(Inter Milan) 11 Okt 2018.(RBB SPORT) -  Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Inter Milan Piero Ausilio ayaa wuxuu xaqiijiyay inay adag tahay in Nerazzurri ay xiligan...

Waa kuma Saddexda Saxiix Ee Kooxdooda Liverpool Xili Ciyaareedkan Ugu Fiicnaa?

Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa codbixin ku go’aamiyay saddexda saxiix ee kooxdooda Reds ugu fiicnaa xili ciyaareedkan waxayna sidoo kale go’aamiyeen ciyaartoyda ay inta ugu...

Shaxda Rasmiga ee Kulanka Furitaanka Koobka Aduunka Russia Vs Saudi Arabia.

Munaasabad qurux badan oo lagu daah furay koobka kadib waxaa seeriga lagu dhuftay bilaawga kulanka lawada sugaayey ee koobka aduunka halka daawadayaal badan ay...

Paolo Maldini oo dib ugu laabtay AC Milan

Halyeeygii kooxda AC Milan iyo xulka Talyaaniga Paolo Maldini ayaa maanta dib ugu laabtay kooxdaasi kadib marki loo magacaabay agaasimaha qeybta horumarinta iyo istaraatiijiyada...

Celebrity make-up artist Gary Cockerill shows you beauty trick

All right. Well, take care yourself. I guess that's what you're best, presence old master? A tremor in the Force. The last time felt...

Boondheere iyo Howl-Wadaag oo Ismari waayay

Muqdisho (RBB NEWS) – Degmooyinka Howl-wadaag iyo Boondheere ayaa barbaro 1-1  ku kala tagay kulan ciyaareed ka dhacay garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho. Labada koox oo...

Messi oo noqday kabtanka Barcelona

WASHINGTON. D.C — Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Lionel Messi uu noqday kabtanka cusub ee kooxda, kadib marki uu naadiga ka tagay kabtanki hore...

Arsenal oo guul ka gaartay Real Madrid

Thursday September 9, 2018 (RBB NEWS) – Goolhaye Jens Lehmann ayaa goolka guusha u dhaliyay kooxda helyeeyada Arsenal oo ku garaacday halyeeyada Real Madrid ciyaar...

Latest article

New data shows the U.S military is severely undercounting civilian casualties in Somalia

DURING THE FIRST six months of 2019 alone, U.S. Africa Command tracked seven reports of American and allied attacks in Somalia that allegedly killed...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan {Indhooy} Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/Rashiid Ibraahim Cali {Rashka} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-