R/wasaare Kheyre oo ku dhawaaqay dagaalka dhan ah Al Shabaab

Talaado RBB News:- Sida ay ogaatay Warbaahinta Radio Banaadir, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa doonaya in uu aruuriyo ciidamo Al-Shabaab ka xoreeya magaalooyinka...

Alshabaab Oo Dagaal Kula Wareegay Saldhig Ciidamda Dowlada Ay Kuleyihiin Duleedka...

Sabti RBB News:- Dagaaliyahaano Katirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday fariisimo ciidamda Dowlada ay kuleeyighiin Deegaanka Deynuunaay Oo dhaca duleedka Magaalada Beydhabo Ee Xarunta...

Shacabka Ruushka oo Cabsi Xoogan Ay Soo wajahday.

Sabti RBB News:- Shacabka ku nool waqooyiga fog ee dalka Ruushka ayay soo food saartay cabsi xoog leh oo ay ka qabaan sun hawada...

Ra’iisul Wasaare Khayre: Waxa aan idinkugu imid in aan idinkala shaqeeyo...

Talaado RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in...

Wafdi ka socda dowladda Jarmalka oo gaaray Baydhabo iyo arrin culus...

Khamiis RBB News:- Wafdi ka socda dowladda Jarmalka ayaa maanta gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay,halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen mas'uuliyiinta dowlada goboleedka...

Dowladda Federaalka oo masuul cusub u adeegsaneysa dagaalka Senator Muuse Suudi

Jimco RBB News:- Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda...

NISA Oo Qabatay Xubno Katirsan Alshabaab.

Axad, RBB News:- Wararka naga so gaaraya degmada beled xaawo oo ka tirsan gobholka gedo ayaa waxa ay shegayaan in Halkaasi iyo nawaaxiga degmadama...

Kenya oo kordhisay cadaadiska ay ku heyso Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u...

Sabti RBB News:- Xilli Muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ku qabaan dhibaatooyin waa weyn marista Magaalada Wajeer oo lagu baaro, islamarkaana laga siiyo Viisaha dal ku galka...

Neymar oo loo sheegay in uu ku biiro Real Madrid

Isniin, RBB News –Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda PSG ee Neymar ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa ku laabashada horyaalka La Liga ka hor inta...

Xiisadii Kadhalatay Xil kaqaadistii Gudomiye Dhoob Oo Wali Taagan.

Arbaco RBB News:- Guddoomiyihii hore ee barlamaanka dowlad goboleedka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobodaareed), ayaa weli ku jira gadood ka dhan ah xilkii laga...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isliin RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Dhageyso:- Xalqadii 19aad Musasalka Gumaad Iyo Guul Jeceyl Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Musasalka:- Gumaad Iyo Guul Jeceyl Waxaan Idiin Jili Doona Qaar ka mida Shaqaalaha Warbahinta RBB. Waa Fikradii:- Xasan Nasiib Maxamed  Isku Dabaridkii:- Faadumo Cusmaan Guuleed {Fadumo...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isliin RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Maxamed Cumar Maxamuud {Baakaay} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-