Ayax is qabsaday Galabta hawadda Sare ee magaalada Beledweyne

Axad, RBB News-Iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba hadal heynta meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya aheyd Ayax raxan raxan u socda oo ku dagay...

Ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab oo kuwada dagaalamay Gobolka Sh/hoose

Arbaco RBB News:-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo Ciidamada dowladda iyo dagaalyahano Shabaab ah ku...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin {RBB News}:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye Xasan Nasiib Maxamed,  Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Dowlada Somaliya Oo Soo Dhaweysay Hogaanka Cusub Ee IGAD.

Jimco RBB News:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka joogtada ah ee 13-aad ee IGAD ayaa soo...

Mw oo ka laabtay wakiilashada uu wasaarada arrimaha gudaha doorashada iyo...

Isniin RBB News:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhawaaqay inuu dib ula soo noqday wakaalashadii Maamulka Galmudug ee uu bishii July u...

Sicir Barar Xoogan Oo Kataagan Dhoobleey.

Khamiis RBB News:- Caqabadan ayaa waxaa la sheegay in ay ka dhalatay roobab xoogan oo billihii la soo dhaafay ka da'aayay Degmada Dhoobley ee...

Waqtiga xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya oo la kordhinaayo

Sabti RBB News:-Guddiga golaha ammaanka ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan la socodka cunaqabateynta hubka ee weli saaran Soomaaliya ayaa eedeyn culus u jeediyey dowladda...

Maxay tahay sababta ka danbeysa khilaafka Madaxda Villa Soomaaliya iyo Mucaaradka...

Talaado RBB News:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa culeyso siyaasadeed oo aad u cakiran kala kulmaya Siyaasiyiinta mucaaradka ah,Xisbiyada dalka iyo qaar ka mid ah madaxweynayaashii...

Dowlada Oo Lacago Dul Dhigtay Afar Dilaayaal Shabaab ah.

Talaado, RBB News:- Hay'adaha Ammaanka dowladda Somalia waxay doonayaan Shaqsiyaadkan oo loo haysto Falal Argagixisanimo. Lamaha amaanka ayaa sidoo kale shaqsiyaadkan madaxooda dul dhigay Abaal...

Qarax xoogan oo ka dhacay

Isniin RBB News:- Qaraxaan ayaa jugtiisa waxaa inta badan laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Ex-Afgooye...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Warbixin :- 20 sano kadib maxaa u hirgalay Radio Banadir

Sabti, RBB News - Muddo 20 sano ayaa kasoo wareegatay markii Hawada ay kusoo biirtay Idaacadda Faca weyn ee Banaadir Oo la aas aasay...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy {Diyaarsane} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-