Dhulgariir ku dhuftay dalka Albania

Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhimatay dhulgariir cabirkiisu ahaa 6.4 oo ku dhuftay dalka Albania,sida ay sheegtay wasaarada gaashaandhiga ee dalkaasi. Dhulgariirkan ayaa waxa...

Wajir leaders call for decisive action to end terror attacks

Sunday December 8, 2019 – (RBB NEWS) – Leaders from Wajir County have condemned the Friday terrorist attack by suspected Al-Shabaab militants on a passenger...

DEG DEG: Qarax baabuur oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (RBB NEWS) – Qarax dhawaqiisa laga maqlay degmooyin ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Dabka wadada aada dhanka...

5 Ruux Ayaa ku geeriyootay Dab ka Kacay Guri kuyaal Minneapolis.

Arbaco RBB News:- Dab xooggan ayaa saaka subixii qabsadsay dhisme ka mid ah daaraha xaafada Cedar-Riverside ee magaaladda Minneapolis gobolka Minnesota. Aroornimadii Hore markay  ahayd 4:45...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Jimco 24 May 2019 (RBB News) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu magacaabay Mudane Ibraahim Cumar Mahad Alle...

Guddiga Golaha Shacabka ee u xilsaaran Diyaarinta Sharciga Doorshooyinka Qaranka oo...

Talaado, RBB News – Guddiga Golaha Shacabka ee u xilsaaran Diyaarinta Sharciga Doorshooyinka Qaranka ayaa maanta Xarunta UN kulan kula yeeshay UNSOM qeybteeda Integrated Electoral...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

Jimco 24 May 2019 (RBB News) – Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal duleedka Magaalada kismaayo ee Xarunta Goblka Jubbada Hoose ku dhexmaray...

Dawoco ka yaabisay Seeynisyahanada Adduunka

2, july 2019 (RBB News) – Dawoco yar oo ah nooca ku nool dhulka qaboobaha ayaa ka yaabisay seeynisyahano la socday dhaqdhaqaaqeeda kadib markii ka...

Puntland iyo Jubbaland oo diiday Casuumad kaga timi Beesha Caalamka

Axad RBB News:-Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa ganafka ku dhuftay casuumaad uga timid xubnaha Beesha Caalamka ee Soomaaliya, sidda ay ogaatay Idaacada Banaadir. Illo wareedyo...

Shacabka ku nool Muqdisho oo bur buriyay qaar kamid ah Dhagxaantii...

Arbaco RBB News:-Dadweynaha Xaafad ka tirsan Muqdisho ayaa xalay bilaabay inay iska qaadaan dhagxaan xalay lagu xiray waddooyinka jid-cadayaasha loo yaqaan ee xaafadaha soo...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya:- Xasan Nasiib Maxamed  Farsamadii:- Fadumo Cisman Guled HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Cabdi Fitaax Xuseen Cabdulle & Maxamed Cumar Maxamuud Farsamadii:- Fadumo Cisman Guled HALKAN KA...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Qubanaha RBB 103.4MHZ.

Talaado RBB News:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinaya:- C/qaadir Cismaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-