Toos u daawo Kulanka Finalka Ee Waabari Iyo Dharkeenley.

Toos U Daawo Cayaarta Finalka ah Ee Udhaxeysa Degmooyinka Waabari Iyo Dharkeenley https://www.facebook.com/sntvnews/videos/763004827506087/

Golaha Ammaanka oo Bogaadiyay korarka dakhliga Dowladda Soomaaliya

Talaado, 21 May 2019 (RBB News) -Warbixin uu soo saaray golaha ammaanka oo looga hadlay xaaladda uu marayo dalka Soomaaliya ayaa lagu muujyay guulalaha...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo magacaabay guddiga Badbaadda iyo soo celinta hantida...

Khamiis, Janaayo, 10, 2019 (RBB NEWS) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta...

Ciidamo qeyb ka noqonaya Booliska Soomaaliya oo tababar heer caalami ah...

Sabti RBB News:-Waxaa magaalada Izmir ee dalka Turkiga uga socda Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed Tababar ku saabsan la dagaalanka Argagixisada. Tababarkan ayaa isugu jira...

Hogaanka AMISOM oo booqday dhaawacyada Ciidamo ee la geeyay Nairobi

Madaxa Ciidanka Amisom ahna Wakiilka Midowga Afrika ee Somaliya, Amb. Francisco Caetano Madeira ayaa booqasho ugu tagay askar ka tirsan Amisom, oo lagu dabiibayo...

Dowladda Soomaaliya Oo Shiinaha Siisay Ruqsad Kalluuumeysi

Arbaco, December, 12, 2018 (RBB NEWS) - Dowladda Soomaaliya ayaa shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha siisay 32 ruqsadood oo Kalluumeysi, sida uu...

Farmaajo oo Safar Kooban ku Tagay Beledweyne

Sabti November 2, 2019 – (RBB NEWS) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacado kooban safar ku tagay magaalada Beledweyne ee daadadku harqiyeen. Dhinaca...

Faah Faahin Kusaabsan Dagaal Xalay Ka dhacay Magaalada Marka.

Jimco RBB News:- Waxaa Faah faahino dheeri ah ay kasoo baxeysa dagaal xoogan oo xalay Ciidamada Dowlada iyo dagaaliyahaano katirsan Alshabaab ku dhex maray...

Ammaanka deegaanada Galmudug oo si aad ah loo adkeynayo.

Talaado RBB News:- Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Warsaxaafadeed lagu mamnuucayo dadka ku dhex wata deegaanada kala duwan ee Gobolka Mudug. Warkaas ayaa kasoo...

Guddiga Horu-marinta Adeegga Bulshadda ee Aqalka sare oo Kulan la qaatay...

Arbaco RBB News:- Kulankaan ay guddiga horu-marinta adeegga bulshadda, arrimaha bini’aadannimada, Warfaafinta iyo dhaqanka ee golaha aqalka sare BFS ay la yeesheen dhaqaatiirta Caafimaadka...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isliin RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Dhageyso:- Xalqadii 19aad Musasalka Gumaad Iyo Guul Jeceyl Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Musasalka:- Gumaad Iyo Guul Jeceyl Waxaan Idiin Jili Doona Qaar ka mida Shaqaalaha Warbahinta RBB. Waa Fikradii:- Xasan Nasiib Maxamed  Isku Dabaridkii:- Faadumo Cusmaan Guuleed {Fadumo...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isliin RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Maxamed Cumar Maxamuud {Baakaay} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-