Saraakiil ka socda Ciidanka Xoogga Dalka oo gaarey deegaanka Dhoobley

Talaado RBB News:- Wafdi uu horkacayo Taliyaha Guutada 11 aad qaybta 43 aad ee Ciidanka xoogga dalka gaashaanle Sare Maxamed Badal Xassan ayaa maanta...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Qubanaha RBB 103.4MHZ.

Talaado  RBB News:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinaya:- C/qaador Cismaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:-Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye  Maxamed Cumar Maxamud,   Farsamadu Waa Raxma Aadan Ibraahim (Sharaf)  HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-    

Ra’iisul Wasaare Khayre oo isu keenay Odayaasha dhaqanka Xeraale iyo Huurshe

Arbaco RBB News:- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya , mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Odayaal iyo wax-garad ka socda degaannada...

Waa Kuma Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Xoogga Dalka?

Isniin RBB News:- Ismaaciil Yuusuf Raage oo bulshada inteeda badan ay ugu yeeraan (Odawaa) waxa uu ku dhashay Degmada Aadan- yabaaal ee Gobolka Shebeelaha...

Ciidamada Kiinya Oo Heegan Lagaliyay Iyo Casbsi Katagan Dalkasi.

Khamiis RBB News:- Ciidanka Amniga Kenya ayaa la galiyay heegan sare si loo xaqiijiyo amaanka inta lagu gudo jiro fasaxa dadka aan Islaamka aheyn...

Kulankii Hassan Sheekh iyo Keating Ee MUQDISHO “HDVIDEO

https://www.facebook.com/MadaxweynahaJFS/videos/292118948276510/?t=0

Gudoonka Golaha Shacabka oo shaaca ka qaaday xiliga uu furmi doono...

Sabti RBB News:-qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu shaaciyay waqtiga uu furmi doona Kalfadhiga...

Madaxweynaha Maraykanka Iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya Oo Kulan Taariikhi Ah Ku...

Madaxweyne Donald Trump iyo Kim Jong Un waxay Kulankoodii ugu horreeyey ku yeesheen dalka Singapore, waxayna si wadajir ah isugu gacan qaadeen Jesiiradda loo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Addis Ababa kula kulmay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Dr. Abiy Ahmed. Kulankan oo ahaa mid...