Commentary: Ethiopia’s PM Abiy Ahmed Ali, an inspiration for Africa and...

He is brave and bold, the Ethiopian prime minister, Dr Abiy Ahmed Ali, an intellectual, and a former intelligence officer with a progressive agenda...

Sidee Lagu Heli Karaa Biyo Nadiif Ah Oo Macaan?

Ceelasha biyaha laga cabo ayaa ahaa kuwo habab kala duwan ay uga faa’ideysan jireen dadka, xilligii dowladdii dhexe waxaa jirtay Wakaaladdii biyaha, biyaha dadka...

Kismaayo Oo laga Dareemayo Qiimo Koror Ku Yimid Shidaalka

Magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayaa sare u kac dhanka Shidaalka ah caqabaddaan ayaa hadda waxaa ay soo wajahday gaadiidleyda ku dhaqan Kismaayo. Ganacsatada Shidaalka ayaa...

AMISOM oo ka hadashay weerarkii lagu qaaday xarunta Otto Otto

Talaado, July, 10. 2018 (RBB) - Howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa qoraal ka soo baxay waxaa uu si adag uga hadlay weerarkii dhawaan Al-shabaab...

Jeremy Hunt oo noqonaya xoghayaha arrimaha dibedda Britain

Talaado, July, 10. 2018 (RBB) - Xoghayaha caafimmaadka ee dalka Britain, Jeremy Hunt ayaa loo magacaabay xilka wasiirka arrimaha dibadda ee Britain, kadib markii...

Madaxweynaha Turkiga oo Wiil uu Soddog u yahay u magacaabay Wasiirka...

Talaado, July, 10. 2018 (RBB) - Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ee mar kale la soo doortay ayaa magacaabay golihiisa xukuumadda wax yar...

Brett Kavanaugh oo loo magacaabay xaakimka maxkamada sare ee dalka Mareykanka

Talaado, July, 10. 2018 (RBB) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa garyaqaan Brett Kavanaugh u magacaabay inuu noqdo mid ka mid ah xeer-ilaaliyaasha Maxkamadda...

Jigjiga: Xabsiga dhexe oo laga sii deynayo maxaabiista ku xiran

Talaado, July, 10. 2018 (RBB) - Dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa maanta lugu wadaa in xabsiga dhexe ee magaalada Jigjiga ka-sii daayso...

Farmaajo oo Turkiga kula kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Talaado, July, 10. 2018 (RBB) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga Madaxweynihii hore...

Ciidamo ka tirsan HIrshabeelle oo rasaas dhimasho sababtay ku furay gaari...

Talaado, July, 10. 2018 (RBB) - Inta la xaqiijinay Labo ruux ayaa ku dhimatay dadka kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii ciidamo ka...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Warbixin :- 20 sano kadib maxaa u hirgalay Radio Banadir

Sabti, RBB News - Muddo 20 sano ayaa kasoo wareegatay markii Hawada ay kusoo biirtay Idaacadda Faca weyn ee Banaadir Oo la aas aasay...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy {Diyaarsane} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-