Madaxweyne Farmaajo oo kulan wadatashi la qaatay Xildhibaannada Haweenka ah ee...

Axad, RBB News:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan wada tashi ah la qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee Labada Aqal ee...

Wasiir Maareeye oo kulan la qaatay Wasiirka Qorsheynta XFS

Arbaco, RBB News – Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiisa mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xarunta Wasaaradda kulan kul qaatay Wasirika Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta...

Qaramada Midoobe Oo Eed kulul Ujeedisay Dowlada Congo.

Talaado, RBB News:- Laamaha Amniga Congo iyo saraakiisha kale ee dowlada ayaa lagu eedeeyay in ay geesteen xadgudubyo ka dhan ah dadka rayidka,sida ay...

Dhageyso: Barnaamijka Qubanaha ee Radiobanadir 103.4MHZ

Isliin RBB News:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinaya:- Zadaam Yuusuf Socdaal  Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/qaadir Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DEG DEG; Qarax khasaare kala duwan dhaliyay oo ka dhacay Magaalada...

Sabti RBB News:- Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in qarax lagula eegtay deegaanka Gololey oo ka tirsan degmada Balcad kolonyo...

R/wasaare Kheyre oo ku wajahan Dhuusamareeb iyo xaalad cusub oo soo...

Isniin RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre & Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay Maanta tagaan Magalada Dhuusamareeb oo ah Xarunta...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu eedeeyay ciidamada ay geysay Dhuusamareeb

Sabti RBB News:- Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris ayaa ku eedeeyay Xukuumadda Federaalka inay qalqal amni iyo mid siyaasadeed ka wado magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug,...

Madaxweyne Farmaajo Oo Kaqeyb Galaya Shir Madaxeedka Africa.

Axad, RBB News:- Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa uga qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika oo...

Ciidamo Katirsan Dowlada Iyo Alshabaab Oo Ku dagaalamay Hiiraan.

Waxa faah faahino dheeraad ah ay ka soo baxaysa dagaal culus oo galinkii danbe ee shalay ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray waddada xiriirisa...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Warbixin :- 20 sano kadib maxaa u hirgalay Radio Banadir

Sabti, RBB News - Muddo 20 sano ayaa kasoo wareegatay markii Hawada ay kusoo biirtay Idaacadda Faca weyn ee Banaadir Oo la aas aasay...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy {Diyaarsane} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-