Wararkii Ugu Danbeeyay Weerar Ismiidaamin ah Oo lagu Bur Buriyay Xarunta...

Isniin, September,10, 2018 (RBB NEWS) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxay Qarax siweyn looga wada maqlay barqanimadii maanta oo Isniin ah...

Turkiga oo iska diiday cadaadiska Mareykanka

Jimco, Maarso, 29, 2019 (RBB News) – Dowladda Turkiga ayaa maanta diiday cadaadiska Mareykanka ee ku wajahan heshiiska ay ku iibsaneyso habka difaaca gantaalaha...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Saakay Iyo RBB 103.4MHZ.

Khamiis {RBB News}:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinayo Wariye Sadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Muuse Biixi ” Soomaaliya laba godob bay Naga galeen Hadaa Nahay...

Axad RBB News:- Dadweynaha reer Somaliland ayaa si balaadhan usoo dhoweeyey weftigii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa galbeedka Afrika...

Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare ee Gobolka Banadir Bisha Barakeysan Ee Ramadaan...

isnii,20, May,2019 (RBB News) –  Waxaa si habsami leh wili kaga soconaya Xaruunta dhexe idaacada Banadir ee Magaalada Muqdisho Tartan Aqooneedka Dugsiyada saree e...

Wasaaradda Gaashaandhigga Ethiopia Oo Ka Hadashay Xaalada Jigjiga

ADDIS ABABA (RBB) – Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Federaalka  Ethiopia ayaa war kasoo saartay xaaladda ka taagan magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida oo falal amni darro...

Tuugo ku dhacday dabin la yaab leh oo ay Qooleen Booliiska...

Booliiska magaalada caanka ah ee dalka Maraykanka ee Chicago ayaa sheegay in ay dib uga fiirsan doonaan farsamo cusub oo ay dabin ugu qooleen...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Qubanaha RBB 103.4MHZ.

Sabti RBB News:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo Jeedinaya:- Maxamed Cumar Maxamuud {Baakaay} Farsamada:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Dad Shacab ah oo lagu laayay Degmada Wadajir ee Magaalda Muqdisho

Arbaco, 17 April 2019 (RBB News) - Inta la xaqiijiyay 5 qof ayaa dhimatay ka dib markii Koox hubeysan ay weerar ku qaadeen dad...

Cumar Filish oo ku dhawaaqi doona maalmaha soo aadan Gudoomiyeyaasha cusub...

Sabti RBB News:-warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in maalmaha soo socda Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud uu qorsheynaayo isbedel inuu ku...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Warbixin :- 20 sano kadib maxaa u hirgalay Radio Banadir

Sabti, RBB News - Muddo 20 sano ayaa kasoo wareegatay markii Hawada ay kusoo biirtay Idaacadda Faca weyn ee Banaadir Oo la aas aasay...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy {Diyaarsane} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-