DHAGEYSO:- Barnaamijka Saakay Iyo RBB 103.4MHZ.

Arbaco {RBB News}:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinayo Wariye Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Rw Kheyre oo ka careysan Xildhibaano uu Farmaajo usoo xushay Galmudug...

Arbaco RBB News:-Xog aan helnay ayaa sheegaya in xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaaraha ay ka bilaabatay xulista iyo diiwaan gelinta xildhibaanada cusub ee baarlamaanka...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Xasan Salaad Xasan {Lucky} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeeye} DHAGEYSO WARKA HABEEN:-

Arsenal Oo Kusoo Biirtay Loolanka Daafaca Reer Croatia Domagoj Vida &...

4/8/2018 (RBB) Saxiixa daafaca reer Croatia Domagoj Vida ayaa lagu dagaalamayaa xagaagan kadib markii uu qaab ciyaareed aan caadi aheyn kusoo bandhigay koobkii Adduunka ee lagu soo...

Ilhan Cumar oo Dacwad ka gudbisay Seygeeda

Talaado RBB News:-Xildhibaan Ilhan Cumar oo Congress-ka Maraykanka ku metasha Minnesota ayaa dacwad furitaan ah ka gudbisay seygeeda Axmed Xirsi. Ihaan Cumar ayaa maxkamad ku...

Madaxweyne Farmaajo oo Farriin Tacsi ah u Diray Dowladda iyo Shacabka...

Sabti RBB News:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray Dowladda iyo Shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Tuunis...

Jubbaland oo kasoo horjeesatay go’aan kasoo baxay Dowladda Soomaaliya

Isniin, RBB News - Maamulka Jubbaland ayaa jawaab adag ka bixiyay qoraal xalay ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu...

Wasiiro Katirsan Xukuumada Oo Katacsiyeeyay Qaraxii Maanta

Arbaco, RBB News:- Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xildhibaanno baarlamaanka ka tirsan ayaa ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey dadkii Soomaaliyeed ee...

Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen gudaha Kenya

Sabti, 22 june 2019 (RBB News) – Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in iskahorimaad hubeysan uu ku dhex maray dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo...

Dowladda Kenya oo shaqo joojin ku sameysay Qareenadii hor boodayay kiiska...

Sabti, RBB News–Koox Qareenno ah oo ku doodayay in dowladda Kenya aysan sii wadin dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya ayaa sheegay in shaqadoodii...

Latest article

Regional minister shot dead in southern Somalia

Friday September 18, 2020 "Nur Hashi Warsame was shot several times and later succumbed to his wounds in a hospital Somalia — Nur Hashi Warsame, minister for religious and...

Police nab four suspects in rape and murder of teenager

Wednesday September 16, 2020 (RBB NEWS) - MOGADISHU" A 24-year-old man suspected to have been involved in the rape and murder of a 19-year-old woman in...

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya oo wasakh ku tilmaamay sharciga Galmada

Isniin, September 14, 2020 (RBB NEWS) -Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa wasakh ku tilmaamay sharciga galmada ee horyaala...