Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Khudbad Ka Jeediyay Madasha Dooxa.

Axad, RBB News:- Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa Ra'iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga hadlay dowrka...

Gaalkacyo oo Degen Caawa kadib Iskahorimaad ka Dhacay Maanta

Sabti, 22 june 2019 (RBB News) - Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Koofurta magaalada ayaa sheegaya in xaalka ammaanka magaaladu uu degen yahay kadib...

Dhaliinyaro ku shaqeesto mooto Bajaaj lagu dilay Magaalda Muqdisho

Sabti, April, 13, 2019 (RBB News) - Askari ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku...

Dhageeyso: Warka Subax ee Radio Banadir 103.4 mhz 21/4/2019

Axad, 21 April 2019 (RBB News) - Warka subax waxa soo jeedinayo Cabdirashid Maxamud Nur. Farsamadu waa Maxamed Cabdulahi Abukar. Halkaan ka dhageeyso warka:    

Ra’iisul wasaare Khayre oo Isbitaal ku booqday Askarti ku dhaawacmay weerarkii...

Khamiis RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee shalay ku...

Xildhibaan Fiqi o raaligelin siiyay Maamulka iyo shacabka Somaliland

Axad RBB News:-Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madaxda iyo bulshada reer Somaliland ka raali-geliyay talaabo uu ku...

Farmaajo oo Maalmo kadib Dul Tagay Masjidka & Dugsiga ay Shabaab...

Muqdisho (RBB NEWS) - Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Degmada Howl-wadaag, gaar ahaan Masjidkii ku burburay Ismiidaamintii lagu qaaday Xarunta Degmada. Madaxweynaha oo galabta...

Maxaa ka cusub saakay Balanballe

Arbaco RBB News:- Wararka naga soo gaarayo degmada Balanballe ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta halkaasi lagu dilay laba Ruux oo la sheegay inay...

Saudi influence in spotlight as US calls on Riyadh to end...

Wednesday June 5, 2019 (RBB NEWS) – Washington takes unusual step of calling on kingdom to bring about end to military crackdown The thorny question of Saudi...

Dhageyso:-Axmed Madoobe iyo Deni oo Kismaayo kula hadlay warbaahinta

Khamiis RBB News:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdillahi Dani...

Latest article

Regional minister shot dead in southern Somalia

Friday September 18, 2020 "Nur Hashi Warsame was shot several times and later succumbed to his wounds in a hospital Somalia — Nur Hashi Warsame, minister for religious and...

Police nab four suspects in rape and murder of teenager

Wednesday September 16, 2020 (RBB NEWS) - MOGADISHU" A 24-year-old man suspected to have been involved in the rape and murder of a 19-year-old woman in...

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya oo wasakh ku tilmaamay sharciga Galmada

Isniin, September 14, 2020 (RBB NEWS) -Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa wasakh ku tilmaamay sharciga galmada ee horyaala...