Hordhac: Man City Vs Aston Villa: City Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Kooxda U...

Sabti RBB Sports:-Kooxda Man City ayaa marti galin doonta kooxda Aston Villa kulan ka tirsan todobadkii 10-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Etihad Stadium. Kooxda Aston Villa kulanka soo galaysa iyaga...

Hordhac: Burnley Vs Chelsea: Frank Lampard Oo Raadinaya Rikoodh Khaas Ah Xirfadiisa Tababaranimo

Sabti RBB Sports:-Kooxda Chelsea ayaa marti u noqon doonta kooxda Burnley kulan ka tirsan todobaadkii 10-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Turf Moor. Blues ayaa kulanka Turf Moor soo galaysa iyaga...

Kooxda Real Madrid oo Gareth Bale iyo Lacag ku dooneysa adeega xidig muhiim ka...

Sabti RBB Sports:-Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay Man United u soo bandhigto dalab lacageed oo dhan Gareth Bale iyo waliba 90 milyan oo euro si...

Unai Emery muxuu ka yiri in Pepe uu ka doortay Zaha

Sabti RBB Sports:-Tababaraha Kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa sheegay in ay kooxda Arsenal samaysay go,aanka saxda ah in ay Nicolas Pepe ka doortay xiddiga kooxda Crystal Palace ee Wilfried Zaha suuqii xagaaga. Gunners ayaa...

At 26, she is the youngest female captain leading over 90 men to fight...

Friday October 25, 2019 -(RBB NEWS) – Iman Elman is a female captain in the Somali National Army, making her the youngest female commander in Somalia. "Her focus is to help defeat the jihadist fundamentalist...

Faaqidaadda: Hawl-galka Turkiga ee Syria

October 18, 2019 :Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay duulaanka Turkiga uu toddobaad ka hor ku qaaday waqooyiga dalka Syria, si uu halkaas uga saaro dagaal-yahannada Kurdiyiinta, oo uu ku eedeeyey inay...

Madxafka Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee Magaalada Minesota

OCTOBER 12, 2019 "Madxafka Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee magaalada Minesota oo hadda Lix sano jirsaday ayaa ah madxaf laysugu keenay agabka ay Soomaalidu hiddadaha iyo dhaqanka u leedahay. Kuwaas oo ay maalinkasta u...

Doorashooyinka Canada oo Bilowday

Dalka Canada waxaa ka billowday codeyta hordhaca ah ee doorashada federaalka taasoo socon doonta ilaa Isniinta. Murashixiinta waxaa kamid ah kuwa Soomaali-Canadian ah oo ka sharraxan gobollada Ontario iyo Alberta. Doorashada ayaana u muuqata mid...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabdi RBB News:- Barnaamijka faaqidaada wararka 24-saac Waxaa Soo Jeednayo Axmed Dirir Nuur Farsamadu Waa C/raxman Maxamed Adamd  HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Warbixin :- 20 sano kadib maxaa u hirgalay Radio Banadir

Sabti, RBB News - Muddo 20 sano ayaa kasoo wareegatay markii Hawada ay kusoo biirtay Idaacadda Faca weyn ee Banaadir Oo la aas aasay...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy {Diyaarsane} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-