Aayado Qur’aan ah oo ka hadlaya Shuhadada Muslimiinta oo Barlamanka New Zealand lagu furay...

Christchurch (Banadir broadcasting Center) – Xasuuqii loo geystay Muslimiinta ku cibaadaysanaysay laba Masjid oo ku yaalla New Zealand waxay dhabtii xanuun ba’an ku reebtay adduun-weynaha siiba Muslimiinta dhibanayaasha u ah falalka ay sameeyaan in yar...

Dhib Badanaa oo Dheef Yara Ma Dhalasha Maraykanaa” MAQAAL Ahmed M Warfa

Axad July, 04, 2019 (RBB NEWS) – Aqriste, adiga ayaa ii daba taagan in aan kaaga hadlo jabkii igu qabsaday gobolka Utah iyo dhalashadii Maraykanka, aniga go'aansaday in aan kaa bootiyo taariikh dheer oo aan soo...

Dhageysiga Dacwada Weriye Coldoon Oo Ka bilaabatay Hargeysa

Wararka Ka imaanaya Magaalada Hargeysa Ee Maamulka Soomaliland ayaa sheegaya in Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ee Magalada Hargeysa ay Maanta ka bilaabatay dhageysga dacwada loo heysto Wariye Cabdi Maalik Sheekh Muuse Coldoon. Kol hore ayaa Xeer...

Goodax oo sheegay in uu fashilmay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Puntland “HDVideo

Sabdi, May, 18, 2019 (RBB NEWS) – Wasiirka Waxbarashada Dowlada Federalka Cabdulaahi Goodax Barre ayaa sheegay in imtixaanka maanta ka bilowday gobolada hoos taga maamulka Puntland uu fashilmay. Warkan ka soo baxay Wasiirka Waxbarashada Dowlada Federalka...

Qaramaynta ciidamada Ahlu Sunna, sawir ma dhaafsiisan tahay?

Khamiis 4,07,2019 (RBB News) - Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb, bilo ka hor ayay ahayd markii ay sidan u wada safreen, goortaas oo ay tageen magaalada Kismaayo. Balse iyaga oo...

DHAGEYSO:- Maxay Tahay Sababta Madaxweyne Xaaf uu u tegi la’ayahay Muqdisho iyo Cadaado?

Isniin RBB News:- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay heystaan dhibaatooyin kala duwan iyo caqabado hakiyay Shaqooyinkii Maamulkaas. Waxa uu sheegay in caqabadahaas ay sababeen in uu...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan {Indhooy} Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Sadaam Yusuf {Socdaal} Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Mohamed Omar & Iqra Yusuf Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-