Sacuudiga Oo Lagu eedeeyay in Dhibaato uu Ugeystay Mustaqbalka Caruurta Yeman.

Talaado, RBB News:- Isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ee dagaalka dheer ka wado Yemen ayaa lagu eedeeyay in ay mustaqbalka caruurta ay ka dhigeen “mid...

Meydka 64 qof Oo Itoobiyaan Ah laga dhex helay baabuur xamuul...

Talaado, RBB News:- Ugu yaraan 64 qof Itoobiyaan oo la rumeysan yahay inuu naqaska ku dhegay ayaa meydadkooda laga dhex helay baabuur xamuul ah...

Shiinaha Oo Laga helay Kiisas Cusub Oo Caronavirus.

Talaado, RBB News:- Shiinaha ayaa diiwaangeliyay 78 kiis oo cusub oo ah cudurka loo yaqaan coronavirus, kuwaa oo badankood laga keenay dibada, taas oo...

Wariye Caan ah oo udhintay Caronavirus.

Talaado, RBB News:- Dalka Zimbabwe oo kamid ah dalalka Afrika ee lagu arkay xanuunka corona ayaa waxaa ugu dhintay weriye caan ka ahaa dalkaas. Zororo...

In ka badan 10 qof ayaa Dhintay Kadib Daadad culus oo...

Isniin, RBB News:- Roobab mahiigaan ah ayaa daadad ku keenay dhowr gobol oo Iiraan ah, gaar ahaan qaybo ka mid ah koonfurta dalka, halkaas...

Iiraan oo diiday Kaalmo uu Mareykanka uyaboohay

Isniin, RBB News:- Khudbad uu telefishinka dalkaasi ka jeediyay, Ayatollah Cali Khamenei ayaa sheegay in Mareykanku yahay “cadowga ugu xun ee Iiraan”. Waxaa uu sidoo...

Calaamadaha lagu garto coronavirus

Isniin, RBB News:- Cudurka Corona wuxuu ku dhacaa sambabada, qofka 'qufac qallalan' ayu isku arkayaa iyo in qofka ay ku adkaato neefsashada. Qufaca ayaa ah...

Hogaamiyaha Jarmalka Angel Markel Oo wali Karantiil Kujirta.

Isniin, RBB News:- Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa maanta oo Isniin ah gashay karantiil kadib markii Dhakhtar ay hore ula kulantay laga helay...

Safaarada Kenya ee Somaliya Oo Shaqo Joojin ku dhawaaqday.

Isniin, RBB News:- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in Safaaraddu ay shaqada hakin doonto muddo toddobaad...

Shiinaha Oo Seddex Maalin laga waayay Caronavirus.

Axad, RBB News:- Guddiga Caafimaadka Shiinaha ayaa sheegay in aan saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay laga helin dalkooda kiisas cusub oo  ku saabsan COVID-19. 41...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya:- Xasan Nasiib Maxamed Farsamadii:- Faadumo Cisman Guled HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Maxamed Cumar Maxamuud & Iqra Yuusuf Cali Farsamadii:- Fadumo Cisman Guled HALKAN KA DHAGEYSO...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya:- Zadaam Yuusuf  Maxamuud, Farsamadii:- Fadumo Cisman Guled HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-