Madaxweynihii 41aad ee Mareykanka oo geeriyooday

Sabti, December, 01, 2018 (RBB NEWS) - Madaxweynihii 41 aad ee dalka Mareykanka George HW Bush ayaa ku geeriyooda da'da 94 sano. Busha ayaa geeriyooday...

Dalka Ciraaq oo ka dhacaysa doorasho guud

Guud ahaan dalka Ciraaq ayaa waxaa maanta Shacabka ku nool ay u dareerayaan codbixin doorashada Baarlamaaniga ah, markii ugu horeysay tan iyo markii dowladda...

Ciidamada Ethiopian Oo 70 Al-Shabaab Ah Ku Dilay Duqeyn Diyaaradeed

 Saturday September 15, 2018 (RBB NEWS) Addis-Ababa Weerarkan cirka ah ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo fashilin lahaa qorshe ay kooxda maleeshiyada Al-Shabaab weerar kula maaganayd ciidamada...

Kim Jong Un oo digniin adag u diray kuuriyada koonfureed iyo...

Arbaco RBB News:- Hogaamiyaha kuuriyada waqooyi mr Kim Jong Un ayaa shaaciyay in tijaabadii ugu danbeysay ee gantaalaha Pyongyang ay tahay fariin ay u...

Mareykanka oo dalkiisa ka xanibaya shaqsiyaadka booqday dalal ay ka mid...

Talaado RBB News:- Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in muwaadiniinta dalalka kale ee sida Vissa la,aanta ku tagaya Mareykanka ee booqday sideedii sano ee la...

Cudur Dilay Kudhawaad 700 Oo Qof Oo Kadilaacay Ethopia.

Axad, RBB News:- Ethiopia ayaa diidan inay ku dhawaaqdo tuhun la tuhmayo inuu ka dillaacay dalkeeda daacuunka. 684 qof ayaa cudurkaan ugu geeriyooday dalkeeda wax...

Saudi Arabia ends gender segregation in restaurants

Sunday December 8, 2019 - (RBB NEWS) - LOJIEN BEN GASSEM & TAREQ AL-THAQAFI "RIYADH: Restaurants and cafes in Saudi Arabia will no longer be...

Daily Paper Joins Elman Peace for Charitable, Hand-Drawn T-shirt Capsule

Hypebeast Featuring bright artwork sourced from Somalian youths Wednesday April 17, 201 (RBB NEWS) – As part of its Spring/Summer 2019 collection, Amsterdam’s Daily Paper is teaming up with Elman...

CABSI:- Duufaano xiraya caasimada Dalka Philippine.

Isniin, RBB News:- Dhamaan Waxaa laxiray Iskuulada iyo meheradaha Ganacsi ee caasimada Dalka Philippine Maanta oo isniin ahy iyada oo Foolkaano ay xirtay Hawada...

IGAD oo shaqada ka eriday ‘Jeneral Gabre’, maxaa loo eryey?

Urur goboleedka IGAD ayaa shaqada ka eryey kornayl Gabrezabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaanno Jeneraal Gabre. Warqad ka soo baxday xafiiska xoghayaha fulinta ee IGAD,...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Warbixin :- 20 sano kadib maxaa u hirgalay Radio Banadir

Sabti, RBB News - Muddo 20 sano ayaa kasoo wareegatay markii Hawada ay kusoo biirtay Idaacadda Faca weyn ee Banaadir Oo la aas aasay...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/qaadir Cusmaan Indhooy {Diyaarsane} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-