DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis  RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya:- Maxamed Cumar Maxamuud {Baakaay{ Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Golaha Senate-ka Talyaaniga Oo Xasaanada Kala Noqday hogaamiyaha midig.

Khamiis, RBB News:- Hogaamiyaha midigta ee talyaaniga Matteo Salvini ayaa lagu wadaa in maxkamad la soo taago kadib markii lagu soo oogay dacwad sharci...

Hishiiska Taalibaan Iyo Mareykanka Oo Lagu Wado In Lagu Dhawaaqo.

Khamiis, RBB News:- Dowlada Mareykanka iyo kooxda Taalibaan ayaa gaaray heshiis muhiim ah oo lagu yareynayo colaada ka taagan Afghanistan, iyadoo la filayo in...

Dacwad Kadhan Ah Imaaraadka Oo La Gudbiyay.

Khamiis, RBB News:- Wadamada Turkiga Ingariiska iyo Mareykanka ayaa laga dalbaday in ay furaan baaritaano ka dhan ah tacadiyo bani aadanimo oo ciidanka Imaaraadka...

Faafaahin :- Qarax qasaare geystay oo ka dhacay Dr Congo

Arbaco, RBB News - Faafaahino Ayaa kasoo baxaya Weerar qasaare geystay oo ka dhacay Mangina oo ku taala waqooyi-bari Dalka  Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo. Wararka soo...

Arms embargo stifling our efforts to fight terrorism, Farmaajo tells AU...

Monday February 10, 2020 (RBB NEWS) - ADDIS ABABA "Somalia has reiterated its call on the UN to lift the three decades arms embargo...

Meydka Madaxweynihii Hore Ee Kenya Oo Aqalka Baarlamaanka Lageynayo

Sabti, RBB News:- Maydka Madaxweynihii hore ee Kenya ayaa lagu wadaa In la geeyo Dhismadaha aqalka barlamaanka ee magaalada Nairobi. Mr Daniel Arap Moi oo...

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiye Mursal Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jordan.

Sabti, RBB News:- Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Ee Baarlamaanka Jamuuriyada Somaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Magaaladda Amman ee Caasimadda...

Mareykanka Oo Dilay Hogaamiyihii Al-Qaacida Ee Jasiirada Carbeed.

Sabti, RBB News:- Madaxweyne Donald Trump ayaa Khamiistii xaqiijiyey in Mareykanka ay dileen hoggaamiyaha Al-Qacidada Jasiiradda Carbeed – malamo kadib markii kooxdaas ay sheegatay...

Madaxweyne Trump Oo Ka bad baaday Xil Kaqaadistii.

Khamiis, RBB News:- Aqalka Senate-ka Mareykanka ee uu hoggaamiyo xibisga Jamhuuriga ayaa maanta cod u qaaday kaddibna laalay labadii danbi ee lagu soo eedeeyey...

Latest article

New data shows the U.S military is severely undercounting civilian casualties in Somalia

DURING THE FIRST six months of 2019 alone, U.S. Africa Command tracked seven reports of American and allied attacks in Somalia that allegedly killed...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan {Indhooy} Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/Rashiid Ibraahim Cali {Rashka} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-