DHAGEYSO:- Barnaamijka Saakay Iyo RBB 103.4MHZ.

Talaado RBB News:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinaya:- Maxamed Cumar Maxamuud {Baakaay} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Dowlada Oo Sheegtay In ay Dishay Horjooge Sare Oo Katirsan Alshabaab

Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa ciidanka Mareykanka ee AFRICOM duqeyn cirka ah ku qaadeen mintidiinta Alshabaab ee Jilib ee Soomaaliya. Weerarkan oo habeysnaa ayaa...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- Xasan Nasiib Maxamed Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/llaahi Maxamed Cumar {Daacad} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya:- Xasan Nasiib Maxamed Xusseen Farsamadii:- Fadumo Qaran HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Dad Dhigayay Banaanbax Lagu Taageerayay Ra isul Wasaaraha Itoobiya oo Laweerararay

Isniin, RBB News:- Weerar bambaano oo lagu qaaday isu soo bax lagu taageerayo Raiisel wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa waxaa ku dhaawacmay ku dhawaad 30...

Ra’iisal wasaarahii Maleesiya oo is casilay.

Ra’iisel wasaaraha dalka Maleesiya Mahathir Mohamad ayaa ku dhawaaqay iscasilaadiisa Isniinta maanta ah taas oo wadada u xaareysa suurtagalnimada ah in la soo dhiso...

AFRICOM Oo War kasoo Saartay Duqeyn ay kafuliyeen.

Isniin, RBB News:- Qoraal ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Africa ee loo yaqaano FRICOM ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka...

Askari Katirsan Ciidamada Dowlada Oo Toogtay Askri katirsan Ahlusunah.

Isniin, RBB News:- Xaalada Magaalada dhuusomareeb ayaa kacsan kadib markii askari katirsan ciidamada Dowlada Oo halkaasi kudilay Askari kale oo katirsan Ciidamada Maaamulka Ahlusunah...

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isniin RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Maxamed Cumar & Iqra Yuusuf Farsamadii:- Fadumo Qaran HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Latest article

New data shows the U.S military is severely undercounting civilian casualties in Somalia

DURING THE FIRST six months of 2019 alone, U.S. Africa Command tracked seven reports of American and allied attacks in Somalia that allegedly killed...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan {Indhooy} Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/Rashiid Ibraahim Cali {Rashka} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-