Jadwalka tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo dhamaystiran

(Muqdisho) 25 Agoosto 2018.(RBB NEWS)  Waxaa shalay si rasmi ah u furmay tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018, kaa soo ay ka qayb...

Kheyre oo xilka ka qaaday wasiirkii waxbarashada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkiisii Waxbarashada Cabdiraxmana Daahir Cusmaan sida ay sheegtay warbahainta dawladda. Lama sheegin sababta xilka looga...

2019 ‘a critical year’ for Somali politics and development says Security...

January 6, 2019 Muqdisho (RBB NEWS) –   In a statement following on from UN Secretary-General António Guterreson Friday, deeply regretting the Government's declaration...

Xasan Sheekh:”Dowlada Waa Inay Dalka Ku Hogaamisaa Doorasho 2020 Haddii Kale...

Talaado, October, 16, 2018 (RBB NEWS) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay ku hogaamiso wadanka doorashada...

Go’aanka aan qaadanay kuma xirna arinta Wariyaha la la’yahay ( Wasiir...

Talaado, October, 16, 2018 (RBB NEWS)- Wasiirka arrimaha dibedda dowladda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay go’aanka dowladda Soomaaliya...

Guddoonka Aqalka Sare oo markale war ka soo saaray dagaalka Tukaraq

Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markale war ka soo saaray dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,iyagoo ku baaqey in...

Shaqaalaha Dowlada Oo Maalinta Berri ah La Fasaxay

Isniin, November, 19, 2018 (RBB NEWS) – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shaacisay in maalinta berri ay shaqaalaha rayidka ee dowlada federalka fasax yihiin. Qoraal...

Eritrea’s president arrives in Ethiopia for three-day visit

Eritrea’s President Isaias Afwerki arrived in the Ethiopian capital on Saturday for a three-day visit, Ethiopia’s state-run broadcaster and a Reuters witness said, days...

Ururka Bisha Cas ee Kenya oo sheegay in la helay dhammaan...

Jimco, Janaayo, 18, 2019 (RBBNEWS) – Ururka Bisha Cas ee dalka Kenya ayaa shaaciyay in la helay dhammaan dadkii lagu weysanaa weerarkii lagu qaaday dhismaha...

dowladda jabuuti ayaa soo dhoweysay wada hadalada udhexeeya dalalka dhaca geeska...

(RBB)-Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ammaanay doorka fir-fircoon ee uu Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, kaga jira nabadda iyo...

Latest article

New data shows the U.S military is severely undercounting civilian casualties in Somalia

DURING THE FIRST six months of 2019 alone, U.S. Africa Command tracked seven reports of American and allied attacks in Somalia that allegedly killed...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan {Indhooy} Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/Rashiid Ibraahim Cali {Rashka} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-