Dagaal culus oo ka dhacay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Jimco, 26 April 2019 (RBB News) - Faah faahino  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo ururka Al-Shabaab...

Dilal kala duwan oo ka dhacay Muqdisho

26'07'2018 "Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay ka dhaceen magaalada maanta iyo caawa fiidkii. Mid ka mid ah xildhibaannadii...

Xildhibaan ka mid noqonaya xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo lagu doortay...

Talaado, April, 02, 2019 (RBB News) – Waxaa maata magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada kursigii Golaha Shacabka ee uu ka geeriyooday alle ha u...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dib-u-habeyn ku sameeyey Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka...

Axad, September, 30, 2018 (RBB NEWS) –Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ,Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay, Cabdullaahi Xirsi Diirshe ku-simaha guddoomiyaha...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya:- Xasan Nasiib Farsamadii:- Fadumo Qaran HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

The Secret to UX/UI

Now, needless to say, the UI of its search home-page is easy, spending refined. UX has turned into a neologism. UX has...

Faafaahin:- Qarax ay ku geeriyoodeen Xubno katirsan Alshabaab

Arbaco, RBB News - faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Gobolka Mudug, qaraxaan aya la sheegay in uu ka dhashay gaari ay...

Dowladda oo ciidamo kale geysay degmada Dhuusa-Mareeb ee gobolka Galguduud

Isniin, November, 04, 2019 (RBB NEWS)- Dowladda Soomaaaliya ayaa ciidamo kale oo ka tirsan Booliiska sida gaar ah u tababaran ee Harimocad ka dajisay...

ciidamo katirsan liyuu boolis ayaa dad shacab ah ka afduubtay...

Khamiis, 6 june 2019 (RBB NEWS)-Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ay...

Dadka Muqdisho guryaha ku leh hal arrin looga digay

Muqdisho, 17 May 2019 (RBB News) – Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Shacabka Muqdisho ee guryaha leh uga digay in ay guryahooda ay ka kireeyan...

Latest article

New data shows the U.S military is severely undercounting civilian casualties in Somalia

DURING THE FIRST six months of 2019 alone, U.S. Africa Command tracked seven reports of American and allied attacks in Somalia that allegedly killed...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan {Indhooy} Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/Rashiid Ibraahim Cali {Rashka} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-