Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo

Talaado, 21 May 2019 (RBB News) - Wararka aan ka heleeyno Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Kenya...

Wararkii u dambeeyay wasiiro iyo Xildhibaano lagu xanibay Garoonka Diyaaradaha Nairobi

Talaado, 21 May 2019 (RBB News) - Dowladda Kenya ayaa dal ku gal u diidey xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan dowladda federaalka ah ee...

Midowga Yurub oo balan qaad Cusub u sameeyay Soomaaliya

Talaado, 21 May 2019 (RBB News) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa Isniintii ku qaabilay Muqdisho Wakiilka...

Wakiilo ka socday Cumaan Ayaa deeq raashin ah ka qaybiyay Magaalada...

isnii,20, May,2019 (RBB News) – Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose gaaray Masuuliyiin ka socotay hay’ada gar gaarka ee Saldanada Cumaan. Wafti ka...

Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare ee Gobolka Banadir Bisha Barakeysan Ee Ramadaan...

isnii,20, May,2019 (RBB News) –  Waxaa si habsami leh wili kaga soconaya Xaruunta dhexe idaacada Banadir ee Magaalada Muqdisho Tartan Aqooneedka Dugsiyada saree e...

Ciidamo Ka Tirsan Kenya ayaa Qarax Laula Eegtay wdada...

isniin, 20 May 2019 (RBB News) –Wararka naga soo gaaraya Gobolka Waqooyi Barri ee Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Qarax lagula eegtay...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Ayaa ansixiyey Sharci muhiim ah

isniin, 20 May 2019 (RBB News) – Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulankoodii 16aad kal-fadhigiisa 5aad ku yeesheen Xaruntooda Golaha...

Jubbaland Ayaa soo bandhigtay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku-soo dhiibay

isniin, 20 May 2019 (RBB News) – Wasaaradda Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Warbaahinta u soo bandhigtay Sarkaal sare oo ay sheegeen in uu ka...

Xaliimo Yareey Ayaa ku baaqday in laga raro Xarunta ay ku...

isniin, 20 May 2019 (RBB News) – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa ku baaqday in Guddigooda laga soo raro...

Dhageyso:-Musharixiinta Jubbaland Ayaa ka horyimid qorsho uu wato Axmed Madoobe

Isniin, 20 May 2019 (RBB News) - Xildhibaan Cabdi ashiid Maxamed Xidig oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah...

Latest article

Eastleigh Man Killed By Gang “Hired” By Jilted Wife Featured

A Kenyan-Somali taxi man Hassan Abdi Mohamed was on Monday stabbed to death by a gang allegedly hired by his estranged wife. 5 suspects are...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

khamis RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye C/risaaq maxamed tolman, Farsamadu Waa Cabaas axmed fiidow dhiidhii  HALKAN KA DHAGEYSO...

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Mohamed Omar Baakaay Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-