DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya: C/qaadir Indho. Farsamada:C/kariim Maxamuud Maxamed. HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-  

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Khamiis RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Feysal Bile Cali, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani.   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Madaxweynaha JFS iyo R/wasaaraha Japan oo ka wada hadlay iskaashiga Labada...

Sabti RBB News:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7)...

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Xasan Nasiib Maxamed  Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socda WHO oo gaaray Baydhabo

Isniin RBB News:- Wasiirka  Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heer caalami ah oo ka socda Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO...

Boqolaal Qaxootiga Suuriya oo dib dalkooda ugu laabanaya

Arbaco, RBB News - Boqolaal qaxooti Siiriyaan ah ayaa ka soo noqday Dalka Lubnaan waxayna ku laabteen tuulooyinkoodii iyo magaalooyinkoodii Dalka suuriya, warbaahinta dawladda...

Somaliland Oo Wali Kucabaneyso Caalamka In Ay Aqoonsadaan Maamulkooda.

Axad, RBB News:- Xukuumadda Somaliland, ayaa beesha Caalamka ugu baaqday inay ixtiraamka dowlidnimada iyo aayo-ka-tashiga Shacabka reer Somaliland, isla markaana ay dhex-dhexaad ka noqoto...

Siciid Deni: Ahmiyada koowaad waxaan siinaynaa ciidanka iyo amniga

Sabti, Maarso, 30, 2019 (RBB News) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo socdaalkii ugu horreyay ku maraya deegaannada bariga ku yaalla ayaa sheegay...

Dowladda Turkiga ayaa Maraykanka ku eedeysay dhabarjabin dhaqaale

Talaabooyinka lagu doonayay in lagu qaboojiyo qalalaasaha dhaqaalaha ee Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in uu guul daraystay iyada oo suuqyada ay aad u...

Somali mother first to be sentenced under new law in Switzerland...

The local.ch Monday July 16, 2018 A court in Neuchâtel last week found a Somali mother guilty of submitting her two daughters to female genital mutilation...

Latest article

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Mohamed Omar & Iqra Yusuf Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya Wariye Zadaam Yuusuf  Maxamuud, Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Cali Axmed Jeldah oo lagu dilay Yamen

Arbaco, RBB News - Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cali Axmed Jeldah ayaa lagu dilay Gobolka Shabwah gaar ahaan tuulada Al Malbuuja ee dalka...