Degmada Towfiiq miyey ka baxday gacanta Puntland?

Talaado RBB News:- Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhameystirayey heshiisyadii ay horey ugaareen beelihii ku dagaalamay deegaanada...

Maxaa kasoo baxay shirkii shidaalka ee Itoobiya lagusoo afmeeray

Sabti RBB News:-Shir looga hadlayay sidda looga faa’ideysanayo kheyraadka shidaalka ay leedahay Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Shirkaan...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye C/qaadir Cisman Indhooy .Farsamadu Waa C/raxman Maxamed Adam HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Dowladda Soomaaliya oo xayiraad saartay duulimaadyadii Kenya ka imaan jiray ee...

Sabti RBB News:-Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya Kismaayo. Amarka ka soo...

Mw Farmaajo oo la kulmay Antonio Gutteres

Khamiis RBB News:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahaddalo waxaa uu kula yeeshay magaalada New York ee dalka Mareykanka Xoghayaha Guud ee...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Saakay Iyo RBB 103.4MHZ.

Isniin RBB News:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinaya:- C/qaadir Indhooy Farsamadii:- Abdullahi Shekeye HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Bukaano looga shakiyay caabuqa Corona oo la dhigay isbitaalka Kenyatta

Laba ruux oo ay ka muuqatay xumad daran ayaa axadii shalay xilli danbe la dhigay isbitaalka Kenyatta ee magaalada Nairobi. Bukaanada saarnaa diyaarad ka timid...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Zadaam Yuusuf {Qarwac} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Beeesha Caalamka oo soo dhawaysay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

Axad RBB News:- War ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu taageeray Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada dowlad goboleedka Galmudug,iyadoo lagu soo dhaweeyay...

R/Wasaare Khayre Oo Beesha Caalamka Ka Codsaday In ay Uga Qayb...

Arbaco RBB News:-Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan...

Latest article

DHAGEYSO:- Barnaamijka Faaqidaada Warar-ka 24-Saac Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Barnaamijka Caawa Waxaa Soo Jeednaya:- C/qaadir Cusmaan {Indhooy} Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Sadaam Yusuf {Socdaal} Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Arbaco RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Mohamed Omar & Iqra Yusuf Farsamadii:- Abdullahi Ibrahim Abukar {Shekeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-