Ciidamada Amaanka Oo Muqdisho Ku toogtay Xubno Katirsan Alshabaab

0
277

Isniin RBB News:- Ciidamada amniga ayaa goordhow labo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ku dilay magaalada Muqdisho,kuwaasi oo isku dayay in ay xoog ku soo jiiraan bar koontorool oo ay Ciidanku ku leeyihiin Sey Biyaano.

Saraakiil Katirsan Ciidamada dowlada ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay toogteen labadan ruux oo doonayay in ay dhibaateeyan shacabka muqdisho kunool sida ay hadalka udhigeen.

Sido kale, ciidamada amniga ayaa maanta fashiliyay gaari Qarax oo ay argagixisada doonayeen iney ku dhibaateeyaan shacabka magaalada Muqdisho