Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay magaalada Balcad

0
1196

Shuraako Featured on VOA Somali

Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa dib u qabsaday magaalada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo ay qaybo ka mid ah saaka soo galeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab, sida ay ilo kala duwan u sheegeen idaacadda VOA.

Dagaalka ay galeen ciidamada dawladda iyo Al-Shabaab ayaa sababay khasaare nafeed. Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.