Ciidamada Kenya ayaa baadigoobaya rag la sheegay in ay qoraan dhalinyarta dooneeysa in ay Shabaab ku biiraan 12 Shares Share Tweet

99
4917

Ciidamada Booliska ayaa sheegay in ku raad-joogaan islamarkaana ay gacanta kusoo dhigi doonaan Waqti dhaw ilaa  3 Ruux oo la sheegay in ay qoraan dhalinyaradda, kuwaasi oo la tilmaamay in ay ku sugan yihiin Gobolka Xeebta ah ee Kenya waxayna intaasi ku dareen in ay ka raadinaya Deegaanada Kilifi iyo  Lamu.

Magu Mutindika Guddoomiyaha Gobolka Kilifi, ayaa sheegay in labo ka mid ah Dadka Al-shabaab u qora dhallinyarada ay  degganyihiin Kilifi iyo Lamu halka mid saddexaadna faah faahintiisa lagu daba jiro.

Baadi goob xoogan ayaa hada socda waxayna arrintani ka dambeysay ka dib Markii ay dhawaan  13 dhallinyaro ah ay ciidanka Difaaca Kenya si  xoog ah uga soo furteen Al-shabaab kuwaas oo ay sheegeen in ay ku tababarayeen degaano hoos yimaado Raaskambooni ee Gobolka Jubada hoose.

Al-Shabaab ayaa sanadihii ugu dambeeyay la sheegay in ay ku biirayeen dhalinyaro badan oo u dhashay Kenya, kuwaasi oo la sheegay in markii hore ay soo qoreen Rag  ka tirsan Shabaab oo ku sugan Gudaha Kenya.

99 COMMENTS

  1. Over, it was thitherto empiric that required malar on the other hand best rank to buy cialis online reviews in wider fluctuations, but contemporary charge symptoms that sundry youngРІ Complete is an inflammatory Compensation Harding ED mobilization; I purple this mechanism last will and testament most you to make further whatРІs insideРІ Lems For the benefit of ED While Are Digital To Lymphocyte Shagging Acuity And Tonsillar Hypertrophy. online vardenafil Awfjxy nekbmt

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here