CIIDAMO laga leeyahay qorshe cusub oo 3 Jiho ka kooban oo kusoo fool leh MUQDISHO

17
4060

Muqdisho (RBB) – Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalka Uganda, Jeneral David Muhoozi waxa uu oggolaaday in Ciiddamo aan tiradooda la sheegin loo soo dirayo Somalia, kuwaasi oo uu  dhawaan Tababar ugu soo xiray Xarunta Tababarka ee Taaageerida  Hawlgalladda Ammaanka oo ku taalla Degaanka Singo ee Degmadda Nakaske ee dalkaasi.

Jeneral Muhoozi waxa uu tilmaamay in Kooxda Ciiddamadda Dagaalama ee (Battle Group 25)  ku biiri doonaan Hawlgalka AMISOM ee mas’uulka ka ah Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

Guutadaasi waxaa Taliye u ah Kolonel Paul Muwanguzi, Waxaana Kuxigeenkiisa noqonaya Kolonel CK Asiimwe.

Dhinaca kale, Dowladda Uganda waxay soo diraysaa Ciiddamo kale oo ka madax bannaan kuwa Hawlgalka AMISOM, kuwaasi oo ah Ciiddamo Khaas u ah Ilaaladda Xarumaha DFS, kuwa QM iyo Gelbinta Madxda Sare ee DFS iyo kuwa Hay’ddaha QM ee ku sugam Somalia.

Dhinaca kale, Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalka Uganda, Jeneral David Muhoozi waxa uu Ciiddankaasi kula dardaarmay Akhlaaq Wanaag iyo inay daacad u noqdaan Hawlgalka loo dirayo, isla marfkaana ay hoos u dhigin Sharafka dalkooda.

Si kastaba ha ahaatee, in ka badan 6,000 oo Askar ka socota Uganda ayaa qeyb ka ah Hawlgalka AMISOM, waana Waddanka ay  Ciiddanka ugu badan ka joogaan Somalia, marka loo eego Dowladaha kale ee Ciiddankooda qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.

17 COMMENTS

  1. Generally I do not read article on blogs, however I would like to say that this write-up very compelled me to take a look at and do so! Your writing style has been amazed me. Thanks, very great post.

  2. Aw, this was a really nice post. In concept I would like to put in writing like this moreover – taking time and precise effort to make a very good article… but what can I say… I procrastinate alot and under no circumstances seem to get something done.

  3. Thanks for another magnificent post. Where else could anybody get that kind of info in such a perfect way of writing? I’ve a presentation next week, and I am on the look for such info.

  4. I wanted to draft you the tiny word so as to thank you yet again over the pretty principles you’ve shown on this website. It has been really remarkably open-handed with you to deliver unreservedly just what a number of people might have supplied as an ebook in order to make some bucks for themselves, most importantly given that you could possibly have done it in the event you wanted. Those basics likewise served to become easy way to fully grasp most people have a similar fervor just like mine to know many more around this issue. Certainly there are a lot more pleasant periods in the future for individuals who view your blog post.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here