Ciyaartooyda Afrikaanka ah iyo koobka Yurub

8
4680

Image result for BBC Somalia Logo

13 Agoosto 2018 “Ciyaaraha Yurub laga dheelo waa kuwa ugu xiisaha badan, looguna daawasho badanyahay adduunka marka laga hadlayo kubbadda cagta, sidaas oo ay tahay waxaa aad u badan tirada ciyaartooyda Afrikaanka ah ee ku jira kooxaha kale duwan ee ciyaara.

Waxaana la’is weeydiin karaa in guulaha laga soo hoyiyo ciyaarahan in ay ugu wacanyihiin ciyaartooyda Afrika?.

Haddaba hoos ka daaloco tirakoobyo kala duwan oo ay BBC-da ka samaysay ciyaartooyda Afrikaanka ah iyo saamaynta ay ku leeyihiin ciyaaraha Yurub

Ciyaartooyda Afrika ee ku jira koobka Yurub waxa ay dhan yihiin 282, kuwaas oo ka badan dhammaan qaaradadaha kale ee aan Yurub ahayn oo la’isku daray.

.

Kuwa koobabka qaaday

9 koob ayay qaadeen kooxaha ay ka midka yihiin ciyaartooyda Afrikaanka ah, 6 ka mid ah waxa ay ka yimaadeen dalka Nigeria.

.

Kuwa kale

Shaxda hoose waxa ay muujinaysaa ciyaartooyda ku jira kooxaha guulaha kasoo hoyiyay koobabka kale.

.

XIGASHO BBC

8 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here