Dab ka Kacay Suuqa Bakaaraha

1805
15891
Sabti 2 Febraayo 2019 (RBB News) – Dab xoogan ayaa habeenki Jimcada oo Sabtiga soogaleesey ka kacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Dahablaha, sida ay inoo sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Dabkan oo aan la ogeyn waxa sababay ayaa qabsaday Bakhaar ku yaalla qeybta Dahablaha, waxaana la sheegay inuu ku faafay qeybo horleh.

Ciidanka ammaanka ayaa tagay aaggga uu Dabka ka kacay, waxayna ka hortagayaan in bililiqeysto hantida shacabka.

Gaadiidka Dab damiska iyo gurmad loo fidiyey ayaa ku guuleystay in dabka ugu dambeyn la damiyo.

1805 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here