Dagaal Xalay Ka dhacay Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Sh/Hoose.

708
6333

Khamiis 31 Janaayo 2019 (RBB News) – Dagaaliyahaano katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa xalay saq dhexe weeraray saldhig ciidamada AMISOM kuleeyihiin duleedka degmada Qoryooleey Sh/Hoose.

Saldhiga laweeraray waxaa kusugnaa ciidamo katirsan Amisom gaar ahaan kuwa kasocda Dalka Ugandha.

Dagaalka ayaa qaatay waqti dheer iyaddoo Magaalda iyo daafaheeda laga maqlayay daryanka madaafiicda oo ay labada dhinac isku ridayeen.

Illaa hadda Majiraan wax war kama soo bixin Taliska Amiso iyo kuwa Dowlada oo ku aadan weerarkii Xalay ka dhacay Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh/Hoose.

708 COMMENTS

  1. Hello, i read your blog occasionally and i own a similar one and i was just wondering if you get a lot of spam feedback? If so how do you reduce it, any plugin or anything you can advise? I get so much lately it’s driving me crazy so any help is very much appreciated.|

  2. Heya just wanted to give you a quick heads up and let you know a few of the images aren’t loading properly. I’m not sure why but I think its a linking issue. I’ve tried it in two different web browsers and both show the same results.|

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here