DEG DEG; Ciidamo kawada tirsan Dowladda oo Muqdisho kuwada dagaalamay

0
264

Sabti, RBB News – warar dheerad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan dowladda oo ku dagaalamay degmooyinka deyniile iyo wadajir ee gobolka banaadir.

dagaalka ciidamadan dhexmaray ayaa la sheegaya in ay ka danbeysay kadib is faham waa dhex maray labada dhinac ee dagaalamay.

lama xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dagaalka dhexmaray ciidamada dowladda walow dadka deegaanka oo aan la hadalnay ayaa inoo xaqiijiyay in ay jiraan khasaare dhawac oo soo garay askartii dagaalantay.

majirto ilaa haatan wax wara oo kasoo baxay laamaha amniga gobolka banaadir iyo maamulada degmooyinkii lagu dagaalamay.

Wixii faahfaahina kala soco halkan.