Deg Deg:- Diyaarado Duqeyn Ka fuliyay Saldhig Al-shabaab Ay kuleeyihiin Gobolka Hiiraan.

569
4644

Arbaco 30 Janaayo 2019 (RBB News) – Duqeeyn diyaradeed ayaa lala beegsaday Al shabaab, Waxa ayna kadhacday Degaanka Baacyar Ee katirsan Gobolka Hiiraan Gaar ahaan luuq jeeloow dhanka kofureed kaga beegaan.

Qof baacyar jooga Ayaa qadka telfonka ugu waramay Wariyaha Idaacada Banadir Ee Jooga Hiiraan Axmed Dirir Nuur, Waxaana uu u xaqiijiyay in dayuuradahaasi ilaa galabta dul heehaabayeen degaankaasi

Qasaraha la ogyahay hada ayaa ah in aay burbureen matooro saarnaa jiinka beeraha deegaanka Daqaloow

4 gantaal ayaa lala beegsaday inta u dhaxeeysa degaanada burdaar daqaloow iyo baacyar

Lama oga wali qasaaraha rasmiga ah

569 COMMENTS

  1. I’ve got a part-time job women taking viagra effects The proposal to rebuild a modern version of Joseph Paxton’s famous glass house, which housed the 1851 Great Exhibition in Hyde Park before being moved south of the Thames, was welcomed by London Mayor Boris Johnson, who denied that the plans amounted to an “act of nostalgia”.

  2. Buy Heroin Online

    […]we like to honor lots of other world-wide-web sites around the web, even though they aren’t linked to us, by linking to them. Below are some webpages worth checking out[…]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here