DEG DEG:- Kooxo Hubeysa Oo Caawa Weeraray Hoyga Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka K/Galbeed.

5
4967

Arbaco 23 Janaayo 2019 (RBB News) – Goor dhaweyd ayaa bambaanooyin lagu weeraray Hoyga uu Magalada Baydhabo ka degan yahay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed Hadana ah Xildhibaan katirsan Maamulkaasi

Hoyga Xildhibaan Carfo Ibraahim Aadan Ayaa lasheegay in caawa Laweeraray weeraray,
Xildhibaanka ayaa gudaha ku jiray Xilliga Guriga bambaanooyinka lagu weerarayay ,Mana jiraan wax khasaaraha ah oo ka soo gaaray weerarkaas Bambaanada ahaa marka laga reebo dhaawaca mid ka mid ah ilaalada iyo Nin Oday ah oo wadada marayay.

Ragga Bambanooyinka Tuuray Ayaa lasheegay inay wateen gaari waxaana lagu soo waramayaa in bambaanooyinkaas ay ku dhaawacmeen Afar ruux oo mid ka mid ah ilaalada Xildhibaanka uu yahay iyo Sidoo kale qof wadada marayay.

5 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here