DEG DEG; Qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay

0
272

Khamiis, RBB News – Warar dheerad ah oo aan heleyno ayaa sheegaya in qarax xoogan uu goordhow ka dhacay xaafada Al Baraka.

Warar hoose ee aan heleyo ayaa sheegaya in qaraxa la doonayay in lala eegto Taliyaha cusub ee Ciidamada Xogga dalka Generaal Yuusuf Odowaa halka wararka kalana ay tibaaxayaan in la damacsanaa in lala eegto haweenay ah Taliyaha Saadka Ciidamada Xogga Dalka.

Lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaasi.

wixii kusoo kordha halkan kala soco.