dhacdo layaab leh ayaa waxey ka dhacday dagmada mahadaay gobolka shabeelaha dhexe

0
566

Wararka aynu caawa ka heleyno dagmada mahadaay ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan  isla markaana ay tibaxayaan in halkaasi ay kadhacday fiidnimadii cawa dhacdo ey ka argagaxeen dadka ku  nool dagmadaasi .

dhacdadaasi ayaa timid kadib markii  masaajid cusub ee  laga dhisay halkaasi ay soo duntay haan biyaha lagu shubo oo kor lagu dhisay

halkaan kadhageeso ;codka  gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada dagmada mahadaay