Dhagayso Wareysiga Madaxweynihii hore Puntland uu Siiyey “VOA

0
271

Image result for voa somali logo

Madaxweynihii hore ee Maamul gobolkeed Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa Wareysi uu siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee VOA uga hadlay waxyaabo badan.

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay Caqabadihii maamulkiisa kasoo gaarey khilaafkii soo kala dhexgalay asaga iyo dowlada federalka ee Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale uu ka hadley shaqsiyada intuu ka yaqaano gudoomiyhii gobolka Banaadir, Eng Cabdiraxaamn Cumar Cismaan Yariisow oo u geeriyoodey Qarax ka dhacay gudaha xafiiskiisa.

Sahra Cabdi Axmed ayuu u waramay Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.